Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dhagayso Mujaahidiinta Oo Goob Fagaare Ah Ku Dilay Koox Jawaasiis Ah.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Mujaahidiinta Oo Goob Fagaare Ah Ku Dilay Koox Jawaasiis Ah.

January 15, 2024

Maxkamadda wilaayada islaamiga ah ee Jubbooyinka ayaa xukun xaddu Riddo dil ah fagaare kuyaal degmada Jilib ee wilaayada Jubbooyinka kula fulisay 7 xubnood oo basaas u ahaa sirdoonada saliibiyiinta, kuwaas oo gudbiyay macluumaad kala duwan oo lagu dhibaateeyay dad muslimiin ah.

Qaadiga maxkamadda islaamiga ah oo xukunka maxkamadda ka hor akhrinayay xubnahan jawaasiista ah ee lagu dilay fagaaraha wayn ee macallin Aadan Xaashi Ceyrow ee degmada Jilib ayaa ka warbixiyay  falalka gaalnimo ee ay ku dhaceen xubnahaasi indhaha u ahaa sirdoonnada saliibiyiinta Kenya iyo Maraykanka.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Jawaasiista.

1-Cali Bakar Yuusuf (Xamza baajuuni) da’diisuna tahay 32-sana jir, ka tirsanaa sirdoonka saliibiyiinta Kenya.

2-Jamaal Idriis nayaaga oo 23 sano jir ah, la shaqaynayay sirdoonka ciidanka Kenya, gaar ahaan kuwa loo yaqaan ATPU-da.

3- juulo muwan joule jaaka (yaasir), oo 28 sano jir ah, ka tirsanaa sirdoonka Kenya.

4-Talar Cabdulle Aadan oo 55-sanajir ah, u shaqaynayay sirdoonka Maraykanka ee CIA-da.

5-Deeq Faarax Yuusuf waa 33-sano jir ah, wuxuu jaasuus u ahaa dowladda saliibiyadda Kenya.

6- Mursal Xasan Yuusuf 19-sano jir ah, oo ka mid ahaa maleeshiyaadka Riddada Jubbaland.

7- Ibraahim Maxamed Ibraahim 27-sano jir, ka tirsanaa kooxda Riddada Somalia.

Dhamaan xubnahan isugu jiray basaasiinta saliibiyiinta Maraykanka iyo Kenya iyo askarta kooxda Riddada Somalia, ayaa maxkamadda hortooda ka qirtay gaalnimada ay ku dhaceen, waxaana xukunkaasi laga hor akhriyay kumannaan muslimiin ah oo usoo daawasho tagay fulinta xadkaasi oo ka dhacay fagaaraha macallin Aadan Xaashi Ceyrow  ee degmada Jilib.

Halkan Ka Dhagayso Xukunka Maxkamadda Islaamiga Ah.

https://calamada.com/wp-content/uploads/2024/01/Dhageyso_Xukunka_Maxkamada_Jawaasiistii_Galabta_Lagu_Toogtay_Jilib.mp3

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Gurmad La Gaarsiiyay Dad Danyar Ah Oo Ku Dhaqan Deegaanka Nasrudiin.
Next: Waziirka Amniga Puntland Oo Lagu Weeraray Boosaaso.

Related Stories

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Kenya Oo Toogasho Ku Dilay Qof Soomaali Ah.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada