Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maraykanka Oo Iska Indha Tirayo In Uu Magdhow Siiyo Shacabkii Uu Ku Xasuuqay Somalia (Warbixin).
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Oo Iska Indha Tirayo In Uu Magdhow Siiyo Shacabkii Uu Ku Xasuuqay Somalia (Warbixin).

May 15, 2024

Warbixin ay daabacday mareegta The Intercept ayay kusoo bandhigtay xogo ku aaddan in dowladda saliibiyadda ah ee Maraykanka ay iska indha tirayso magdhow ay siiso dadka shacabka ah ee ku waxyeelloobay duqaymaha ay diyaaradaheeda dagaalka ay ka fuliyeen Soomaaliya.

Warbixinta ayaa sidoo kale sheegaysa in taliska AFRICOM uu dafirayo, khasaaraha kasoo gaaray dadka shacakab ah duqaymaha ay ka fuliyeen Koonfurta iyo bartmaha waddanka.

Muddo 17 sano ah, Maraykanku wuxuu 288 weerar ka fuliyay waddankaan ku yaalla Geeska Afrika. Taliska Mareykanka ee Afrika ayaana qirtay in 3 qof oo shacab ah kaliya la dilay” ayaa lagu yiri warbixinta.

Laakiin inkasta oo ay yartahay tirada liiska Mareykanka ee qaaradda Afrika, haddana koox fadhigeedu yahay Ingiriiska oo la socota weerarada cirka, ayaa sheegaysa ugu yaraan 3,000 qof oo shacab ah lagu dilay Soomaaliya 20-kii sano ee lasoo dhaafay, iyada oo qoysaskooda aysan xitaa helin cadaalad, iyadoo la helay cadeymo aad u badan.

“Muddo aan fogeyn ayuu Pentagon-ka Maraykanka billaabay in uu soo gudbiyo warbixinada uu kusoo bandhigayo khasaaraha 3-dii biloodba mar, balse labadii sano ee la soo dhaafay, Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa ku guuldareystay in uu qirto dhimasho badan oo loo aaneynayo duqeymaha Mareykanka uu ka gaysanayo gudaha Soomaaliya” ayeey leedahay warbixinta.

Mawqica The Intercept ayaa sheegaya in Koongareeska Maraykanka lacag dhan15 milyan ah uu u qorsheeyay dadka rayidka ee ku waxyeelloobay duqaymaha Somalia, balse Africom aysan wax magdhaw ah siinin shacabka Soomaaliyeed ee sida gardarrada ah ku xasuuqday sida lagu sheegay warbixinta lagu daabacay mareegta.

Dhowr iyo tobankii sano ee lasoo dhaafay diyaaradaha dagaalka dowladda saliibiyada ah ee Maraykanka ayaa duqaymo waxuushinmo ka gaysanayay wilaayaatka islaamiga ah ee dhaca Koonfurta iyo Bartmaha Soomaaliya halkaas oo ay ku dileen tobanaan dad shacab ah oo si kas ah uu ubgeesaday taliska Maraykanka qaarada Afrika ee loo yaqaano AFRICOM.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-11-1445 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -07-11-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-11-1447 Hijri.

April 22, 2026
Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Gobolka Tigray Oo Jawaab Ka Bixiyay Go’aan Kasoo Baxay Jabhadda TPLF.

April 22, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -05-Dulqicdah-1447-Hijri

April 22, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada