Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • WIliam Ruto Oo Ka Laabtay Sharcigii Rabshadaha Ka Dhaliyay Kenya.
  • Allposts
  • Warar

WIliam Ruto Oo Ka Laabtay Sharcigii Rabshadaha Ka Dhaliyay Kenya.

June 26, 2024

Kaddib kacdoon ballaaran oo ay sameeyeen dadka Kenyaanka ah oo soo billowday toddobaadkii tagay, ayuu madaxweynaha dalka Kenya, Wiliam Ruto ku qasbanaaday in uu ka laabto qorshe dowaddiisu soo rogtay oo dhigayay in la kordhiyo canshuurta dadweynaha.

Arrintan ayaa dhalisay foolkaano caro ah oo ay dadka Kenyaanka ah ka qaadeen, taasi oo keentay isku soo baxyo waawayn oo ka dhaca inta badan ismaamullada uu ka kooban yahay dalka Kenya.

Wiliam Ruto, ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay gelinkii dambe ee maanta ku shaaciyay in uusan saxiixi doonin oo uu ka laabtay hindise sharciyeed ay usoo gudbiyeen baarlamaanka, kaasi oo ah midka kacdoonka wayn ka dhaliyay magaalooyinka dalkiisa.

Ruto ayaa shirkiisa jaraa’id ku sheegay in uu qaatay dalabka dadkiisa, oo ahaa in uu ka laabto qorshahan lagu kordhiyay canshuuraha dadka, isaga oo si cad u sheegay in uusan qalinka ku duugi doonin hindisaha sharciyeedkaasi.

Goor sii horesayay wuxuu Wiliam Ruto ku goodinayay in ciidankiisa gacan bir ah ku qaban doonaan dibadbaxayaasha, isaga oo qaar ka mid ah dadka kacdoonka wada ku tilmaamayay kuwa dambiileyaal ah, balse ugu dambayn waxay dibadbaxayaashu ku guuleysteen inuu madaxweynaha ka laabto go’aankiisa, kuna qasbanaado in uu si toos ah u shaaciyo in uusan saxiixi doonin hindisahaasi.

Dad badan ayaa ku dhintay isku soo baxyadan oo soo billowday toddobaadkii hore, dibadbaxyada ugu xooggan waxay ka dhaceen magaalada Nairobi ee caasimadda u ah Kenya, halkaas oo ay ku dhaawacmeen inka badan 300 oo Kenyaan ah, halka inka badan 20 kalena ay ku dhinteen.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Weerar Askari Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Duleedka Ceeldheer.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -20-12-1445 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-09-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -15-09-1447 Hijri.

March 4, 2026
Weerarada Iiraan Iyo Xulafada Maraykanka Oo Galay Maalinkii 5-aad.
  • Allposts
  • Warar

Weerarada Iiraan Iyo Xulafada Maraykanka Oo Galay Maalinkii 5-aad.

March 4, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -15-Ramadaan-1447-Hijri

March 4, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada