Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maleeshiyada RSF Oo Xasuuq-wadareed Ku Dilay Inka Badan 120 Qof Oo Shacab Ah.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyada RSF Oo Xasuuq-wadareed Ku Dilay Inka Badan 120 Qof Oo Shacab Ah.

October 26, 2024

Xasuuq-wadareed daran oo ay gaysteen maleeshiyaadka gurmadka deg degga ah ee Suudaan ee ay taageerto dowladda Riddada Imaaraadka Carabta, ayaa laga soo calaamadiyay tuulo dhacda gobolka Jaziira.

Shabakadda Aljazeera ayaa heshay muuqaallo deegaanka ah, kuwaas oo muujinaya maydadka ugu yaraan 124 qof oo rayid muslimiin ah, kuwaas oo ay si bareer ah u dileen maleeshiyo ka tirsan murtazaqada Imaaraadka ee Dacmu-sariic loogu yeero.

Xasuuqaan cusub oo si gaar ah kaga dhacay tuulada Al-sarixa ee ka tirsan gobolka Jaziira ee bartamaha wadanka Suudaan, ayay sidoo kale murtazaqada Imaaraadku dhaawacyo ugu gaysteen ku dhawaad ​200 oo kale oo rayid ah.

Muuqaallada lasoo bandhigay oo ahaa kuwa aan la daawan karin ayaa muujinayay naxariis darada maleeshiyada iyo maydadka dadka shacabka ah oo bilqan hal goob, maleeshiyada RSF ee Imaaraadku dacmiyo ayaa caan ku ah xasuuqyada ka dhanka ah dadka muslimiinta ah ee Suudaan ku dhaqan.

Xasuuq wadareedkan lagula kacay dadka shacabka ah ayaa lasoo wariyay inay ka qayb qaateen maleeshiyo ka tirsan fallaagada RSF ee Imaaraadka hoostaga, waxay na kusoo beegmayaan xilli maleeshiyadan wajahayaan guuldarooyin isdaba joog ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: IIraan Oo War Kasoo Saartay Duqaymihii Yahuudda Ee Dhahraan.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -23-04-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-03-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-03-1448-Hijri.

August 27, 2026
Guddi Qiray In Madaxda Kooxda Gurguurte Ay Kufsi Iyo Anshax Xumo Ka Geystaan Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Guddi Qiray In Madaxda Kooxda Gurguurte Ay Kufsi Iyo Anshax Xumo Ka Geystaan Muqdisho.

August 27, 2026
Weeraro Lagu Beegsaday Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay J/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weeraro Lagu Beegsaday Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay J/hoose.

August 26, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada