Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Howlgalka Midowga Africa Ee Somalia Oo Wajahaya Xaalad Hubanti La’aan Ah.
  • Allposts
  • Warar

Howlgalka Midowga Africa Ee Somalia Oo Wajahaya Xaalad Hubanti La’aan Ah.

October 28, 2024

Howlgalka ashahaada la dirirka ee ciidanka kuffaarta Afrikaanta kaga jiraan Somalia ayaa wajahaya xaalad hubanti la’aan ah, xilli dhanka kale gaalada caalamiga ah ay ka walaacan yihiin sida uu noqon doono murtaqbalka isbahaysigaasi.

Warbixin uu daabacay mowqica the East African ayaa lagu sheegay in howlgalka loogu magaca daray ATMIS uu ku jiro marxalad adag, caqabado dhowr ah ayuu sheegay in howlgalkaasi uu wajahayo.

Caqabadaha ku hor gudban howlgalkan ashahaada la dirirka ah ayuu sheegay inay ka mid tahay dhaqaale la’aanta, isaga oo sheegay in tan ugu wayn ee hadda taagan isla markaana aan la isku soo qaadin ay tahay maalgelinta howlgalka cusub ee la qorsheynayo in uu beddelayo ATMIS.

Mowqica ayaa sidoo kale warbixintiisa ku sheegay in xiisadaha u dhaxeeya kooxda Riddada Somalia iyo dowladda Itoobiya ay qayb ka yihiin caqabadaha uu wajahayo howlgalka ashahaada la dirirka ah, waxayna warbixintu sheegtay in qalalaasahaasi u dhaxeeya Itoobiya iyo Riddada uu dhaliyay maalgelin la’aanta howlgalka Midowga gaalada Afrika ee Soomaaliya.

Hubinta la’aanta howlgalka midowga gaalada Africa ee Soomaaliya arrimaha keenay waxaa ka mid ah in aysan jirin maalgelin ay isku raaceen beesha gaalada caalamka, waxay ugu yeeraan golaha ammaanka ee ururka gaaleedka qaramada Midoobay na uu ka walaacsan yahay taageerada ay siin karaan howlgalka cusub ee loogu magac daray AUSSOM.

Arrimahan ayaa kusoo beegmaya xilli murtad Xassan Sheekh Maxamuud oo socdaal kusoo maray dowladaha saliibiyiinta ah ee ay ciidanka murtazaqada ah ka joogaan Soomaaliya, kuwaas oo uu ka codsaday in howlgalka aysan qayb ka noqon ciidanka dowladda saliibiyadda ah ee Itoobiya, Addis-ababana ay dhankeeda qabsatay shir-weyne kaasi oo ay isugu yimaadeen wasiirada difaaca dalalka isbahaysigaasi, si ay u taageeraan in Itoobiya qayb ka noqoto howlgalka cusub ee hubanti la’aanta ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -25-04-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-04-1446 Hijri.

Related Stories

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.
  • Allposts
  • Warar

Cirro Oo Si Rasmi Ah Xarigga Uga Jaray Safaarad Maamulkiisu Ka Furtay Qudus.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-01-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -01-01-1448 Hijri.

June 16, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada