Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Abiy Axmed Oo Sheegay In Kumanaan Ciidamo Ah Looga Dilay Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Abiy Axmed Oo Sheegay In Kumanaan Ciidamo Ah Looga Dilay Somalia.

November 10, 2024

Xilli ay sii xoogeysanayaan xiisadaha siyaasadeed ee ka jira geeska Afrika ee udhaxeeya cadowga jinsiyadaha kala duwan leh ayay dowladda xabashida Itoobiya weli ku adkeysanaysaa in ciidamadeedu kasii mid ahaadaan howlgalka soo duulayaasha Afrikaanta ee Soomaaliya.

Abiy Axmed oo ah R/wasaaraha Xabashida ayaa sheegay in ciidamada ugu badan ee shisheeyaha looga laayay soomaaliya ay yihiin kuwa Itoobiya, isagoo magaalada Addis Ababa kula hadlayay siyaasiyiin xabashi ah ayuu sheegay in ciidamo kumanaan ah ay ku waayeen soomaaliya.

“Ciidamada ugu badan ee lagu dilay soomaaliya waa ciidamadeena Itoobiya waxaa ladilay iyagoo difaacaya dowladda soomaaliya ee hadda oranaysa iska baxa taasina ma ahan wax suuragal ah” ayuu yiri Abiy Axmed oo muujinaya damaciisa fog ee sii haysashada dhulka soomaaliya.

Hoggaamiyaha Xabashida oo umuuqda in ciidamada itoobiya ee xoogga ku jooga Soomaaliya ay dalka ujoogaan fulinta masaalixda gummeysi ee Itoobiya ayaa carrabka ku adkeeyay in hadafkooda ah in ay gaaraan badda cas ay uhureen kumanaan askari isagoo iska dhega tirayay hadaaqa kasoo yeeray kooxda ridada ee ah in howlgalka cusub ee kufaarta afrikaanta laga reebayo ciidamada itoobiya.

Marwalba oo ay madaxda xabashidu ka hadlayaan arrimaha ku saabsan masiirka ciidamadoodu ku sugan soomaaliya waxay ku andacoodaan in ay xaqiijinayaan himilooyinkooda ah qabsashada badda Soomaaliya.

ku dhowaad 40-kun oo askar itoobiyaan ah ayaa duullaan ku jooga gobollo dhaca Koonfurta iyo bartamaha soomaaliya waxayna ciidamadan geystaan gabood fallo ka dhan ah shacabka soomaaliyeed.

Weerarkii ugu dhiig daadashada badnaa ee ciidamada Itoobiya lagu laayay ayaa sanaddii lasoo dhaafay ka dhacay deegaanka Booco Banaaneey ee wilaayada Bakool halkaas oo lagu dilay ku dhowaad 300 oo saliibiyiin xabashi ah.

Xasan Gurguurte iyo kooxdiisa ayaa ahaa kuwa ciidamada Itoobiyaan kusoo hoggaamiyah soomaaliya iyagoo ku sheegaya ciidamo nabad ilaaluyaal ah iyaga ayaana umadda ugummeeyay balse markii ay dhowaan is khilaafeen Abiy Axmed ayay sheegeen in iyagu ay bad siinayaan oo aysan ogoleyn in dhanka Muuse Biixi loosoo maro.

Tan iyo markii uu Abiy Axmed Muuse Biixi lasaxiixday heshiiskii xaaraanta ahaa ee lagusiiyay qeyb kamid ah badda Soomaaliya ayuu fagaarayaasha lagu gorfeeyo siyaasadda ka sheegayay in ciidamadiisi lagu laayay soomaaliya ay udhimanayeen qabsashadda badda soomaaliya arrinkaas oo yaqiin ka dhigaya xaqnimada jihaadka ay mujaahidiinta alshabaab kula jiraan gaalada dalka kusoo duushay kuwaas oo doonaya in ay qabsadaan dhulalka muslimiinta ayna baabi’iyaan jiritaanka umadda.

Itoobiya oo ah cadowga soo jireenka ee ay leeyihiin muslimiinta geeska afrika ayaa soomaalida gummeysanaysa iyadoo kaashanaysa dabadhilif murtadiin ah kuwaas oo diirka soomaali ka ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -08-05-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -08-05-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri

April 28, 2026
Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.
  • Allposts
  • Warar

Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.

April 28, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada