Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kolonyo Kenyaan Ah Oo Lagu Qarxiyay NFD Iyo Sarkaal Lagu Dhaawacay Sh/hoose.
  • Allposts
  • Warar

Kolonyo Kenyaan Ah Oo Lagu Qarxiyay NFD Iyo Sarkaal Lagu Dhaawacay Sh/hoose.

December 15, 2024

Ciidanka guutada qaraxyada ee Shabaabul Mujaahidiin ayaa howlgal qorsheysan oo qarax ah waxay ku beegsadeen kolonyo ciidamo saliibiyiin Kenyan ah oo ka baxay gobolka Wajeer, siina galayay magaalada Mandheera ee dhulka NFD.

Qaraxa ayaa Allaah fadligiis si gaar ah u haleelay halelay gaari Mutabiish ah, gaarigaasi ayaa gabi ahaan ba ku gubtay howlgalka, halka ciidamadii la socodayna ay dhammaantood dhimasho iyo dhaawc ku noqdeen, waxaa xusid mudan in diyaarad Helicopter ah ay goobta soo caga_dhigatay sidoo kalena ka daabushay maydadka iyo dhaawacyada saliibiyiinta Kenya.

Dhanka Sh/hoose, waxay ciidamada mujaahidiintu howlgal qarax ah la beegsadeen maleeshiyaad murtadiin ah oo ka baxay deegaanka Buufow kuna sii jeeday degmada Jannaale, laba murtad ayaa ku dhaawacmay howlgalkaasi, kuwaas oo kala ah Ooyow oo ah sarkaal taliye koox ah iyo Maxamed Yariisow oo ah askari.

Sidoo kale waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaal xooggan oo toos ah ku mireen xerada ciidamada Kuffaarta Afrikaanta ee degmada Qoryooley, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.

Dhanka Bakool, waxay ciidamada mujaahidiintu dagaallo xooggan oo toos ah ku qaadeen saldhigga ciidamada saliibiyiinta xabashida Itoobiya ka degganyihiin degmada Xudur iyo xerada murtadiinta ee degmada Waajid.

Dhanka Baay na waxay ciidamada mujaahidiintu weerar abaabulan ku mireen xerada maleeshiyada murtadiinta kaga suganyihiin halka loo yaqaan Makuudo oo ka tirsan magaalada Bauydhaba.

Dhinaca kale, faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa howlgal qarax ah oo ciidamada Shabaabul Mujaahidiin saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen Koontaroolka maleeshiyaadka Ridada gaar ahaan kuwa NISA kaga suganyihiin xaafada Abagado degmada Dharkenley ee magaalada Muqdisho.

Howlgalkaasi barakaysan ee qaraxa ah waxaa ku dhaawacmay hal askari oo murtad ah, halka uu ku dhaawacmay askari kale, waana qayb ka mid ah howlgallada millatari ee ciidamada mujaahidiintu ay ku beegsanayaan saliibiyiinta duullaanka ah iyo maleeshiyada murtadiinta ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: 15 Askari Oo Ku Dhaawacantay Madaafiic Lagu Garaacay Buulo-xaaji.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -14-06-1446-Hijri.

Related Stories

Daawo Muuqaalka Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Islaamiga Ah.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Islaamiga Ah.

June 14, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -19-12-1446-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -19-12-1446-Hijri.

June 14, 2025
Siciid Deni Oo Musuq-maasuq Ku Eedeeyay Kooxda Xassan Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Siciid Deni Oo Musuq-maasuq Ku Eedeeyay Kooxda Xassan Gurguurte.

June 14, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 17 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 17 aad)

June 12, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 16 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 16 aad)

June 9, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 15 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 15 aad)

June 4, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 14 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 14 aad)

May 31, 2025

Sawirro

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Toddobaadkii 2-aad Ku Sugan Ceel-hareeri.

June 11, 2025
Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dabaal-degga Ciiddul-adxaa Iyo Mujaahidiinta Galbeedka Africa.

June 9, 2025
Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Galhareeri Iyo Jowlo Oo Looga Dabaal-degay Munaasabadda Ciidda.

June 7, 2025
Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Hiiraan, Gedo, Sh/dhexe Iyo Galgaduud Oo Si Wanaagsan Looga Ciiday.

June 6, 2025
Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Wilaayaadka Baay, Bakool Iyo Sh/hoose Oo Si Heer Sare Ah looga Ciiday.

June 6, 2025
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe Iyo Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe Iyo Jubbada Hoose.

June 6, 2025
Daawo Sawirrada Diyaaraddii Mujaahidiintu Kusoo Rideen Deegaanka Xawaadley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Diyaaraddii Mujaahidiintu Kusoo Rideen Deegaanka Xawaadley.

June 3, 2025
Sawirro: Weerar Culus Oo Lagu Beegsaday Ciidanka Mali Oo Ka Dhacay Timbuktu.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Weerar Culus Oo Lagu Beegsaday Ciidanka Mali Oo Ka Dhacay Timbuktu.

June 3, 2025
Sawirro: Inka Badan 50 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Mali, Burkina-Faso & Benin.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 50 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Mali, Burkina-Faso & Benin.

May 26, 2025
61 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Moqokori+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

61 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Moqokori+Sawirro.

May 17, 2025
Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo Ka Dhacay Burkiina Faaso.

April 29, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Saldhiggii Iyo Garoonka Wargaadhi.

April 24, 2025
Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada: Mujaahidiinta oo Ku sugan Deegaanka Yaasooman.

April 17, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada