Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kooxda Xassan Gurguurte Oo Joojisay Duulimaadyadii Kismaayo Iyo Itoobiya Oo Iska Fogeysay Dagaalkii Doolow.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Xassan Gurguurte Oo Joojisay Duulimaadyadii Kismaayo Iyo Itoobiya Oo Iska Fogeysay Dagaalkii Doolow.

December 24, 2024

Xilli xiisadaha u dhaxeeya kooxda Ridada Soomaaliya iyo maamul goboleedka ashahaada la dirirka Jubbaland ay gaareen halkii ugu sarreeyay, ayay kooxda Riddadu maanta hakisay duulimaadyadii ka degi jiray magaalada Kismaayo.

Maamulka uu isku doortay hoggaankiisa Axmed Madoobe ayaa dhankiisa war uu soo saaray ku eedeeyay Xassan Gurguurte in uu joojiyay duulimaadyadii Kismaayo, tan iyo ilaa saakana ay halkaasi ku xayirnaayeen rakaab badan oo aadi lahaa dhanka magaalada Muqdisho.

Kooxda Riddada Soomaaliya ayaa dhankeeda sheegtay in maamulka Axmed Madoobe uu shalay afduub kula wareegay diyaarad rakaab ah, taasi oo uu ka dejiyay magaalada Doolow, falkaas oo ay sheegeen in uu keenay in ay hakad galaan duulimaadyadii tegi jiray Kismaayo.

Xiisadaha ka dhex aloosan labada dhinac, waa kooxda Riddada Muqdisho iyo maamulka ashahaada la dirirka ee Kismaayo ayaa saamayn wayn ku yeeshay duulimaadyada rayidka, labada dhinacba waxay si khasab ah kula wareegaan diyaaradaha rakaabka, una adeegsadaan arrimaha ay isku hayaan.

Dhanka kale, dowladda xabashida Itoobiya ayaa iska fogeysay inay qeyb ka ahayd dagaalkii shaley ka dhacay degmada Doolow ee gobalka Gedo, kaasi oo u dhaxeeyay maleeshiyada kooxda Riddada iyo kuwa maamulka la magac baxay Jubbaland.

Warka kasoo baxay Itoobiya ayaa sidoo kale lagu sheegay in ay jiraan gacmo saddexaad oo loo fasirtay inay ula jeedo dowladda Masar, taasi oo sheegtay inay doonayso khalkhal gelita xasilloonida bariga Africa, waa sida ay hadalka u dhigtaye.

Warkan ayaa kusoo beegmay xilli wafdi ka socda kooxda Riddada Soomaaliya ay Addis-ababa u joogaan dhaqangelinta heshiiskii xaaraanta ahaa ee Ankara ka dhacay, Cali Balcad oo ah wasiiru dowladaha arrimaha debadda Riddadana uu sheegay inay Itoobiya kala hadleen dhacdadii Doolow, una sheegtay inay ka garaabeen, sidoo kalena soo saari doonaan warsaxaafadeed, balse bayaanka kasoo baxay Itoobiya ayaa noqday inay beeniso eedaynta kooxda Riddada ee ku aaddan in dagaalkii Doolow ay qayb ka ahaayeen ciidanka Itoobiya.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -23-06-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -23-06-1446 Hijri.

Related Stories

23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.
  • Allposts
  • Warar

23 Askari Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dagaallo Ka Dhacay Duleedka Dayniile.

August 27, 2026
Kooxda Gurguurte Oo Shacabka Muqdisho Ku Amartay Inay Xabaalaha Ka Faagtaan Ehelladooda 30 Sano Ka Hor Dhintay.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Shacabka Muqdisho Ku Amartay Inay Xabaalaha Ka Faagtaan Ehelladooda 30 Sano Ka Hor Dhintay.

August 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-03-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-03-1448-Hijri

August 27, 2026

Sawirro

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Mujaahidiinta Oo Maalintii Labaad Gacanta Ku Haya Deegaanka Teedaan.

August 3, 2026
Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Barnaamijka Jamciyadda Qur’aanka Ee “Qurratu Ceyn Iyo Shahaado Guddoosiinta Xufaadda Jilib.

August 1, 2026
Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada