Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dufcadii 1-aad Ee Maxaabiista Oo La Wareejiyay Iyo Gurmadka Oo Gudaha U Galay Gaza.
  • Allposts
  • Warar

Dufcadii 1-aad Ee Maxaabiista Oo La Wareejiyay Iyo Gurmadka Oo Gudaha U Galay Gaza.

January 19, 2025

Waxaa maanta si rasmi ah Jiidda Gaza uga hirgalay heshiiska xabad-joojinta iyo maxaabiis isdhaafsiga ee ay kala saxiixdeen kooxaha muqaawamada reer Falastiin iyo maamulka gumeystaha Yahuudda.

Inkastoo saacadihii hore ee saaka xilligii uu heshiisku dhaqan-galay kaddib ay Yahuuddu marinka ka gaysteen duqaymo ka dhan ah dadka abriyada ah oo ay ku shahiideen 14 qof, kuna dhaawacmeen 25 kale, haddana waxaa si rasmi ah maanta Gaza looga dareemay dhaqan-galka heshiiskaasi.

Taliska ciidamada kooxaha wax iska caabinta ayaa maanta soo bandhigay liis magacyo ah oo ka kooban ilaa sadex maxaabiis Sahaayino ah oo lagu qabtay howlgalkii Duufaanta Al-aqsaa, kuwaas oo la wareejiyay gelinkii dambe ee maanta.

Wareejinta maxaabistan sahaayinada ee ka koobnaa saddexda haweenka ah oo ka dhacday fagaaraha Al-saraayaa ee Jiidda Gaza waxaa goob joog ahaa dagaalyahanno ka tirsan kooxaha wax iska caabinta reer Falastiin.

Maamulka gumeystaha Yahuudda ayaa dhankiisa shaaciyay inay maanta sii dayn doonaan 90 qof oo maxaabiis Falastiiniyiin ah, kuwaas oo lagu badalan doono saddexda xubnood ee sahaayinada loo sii daayay.

Reer Gaza waxay maanta u ahayd maalin farxadeed, waxaa is arkay ehello is la’aa muddo 15 bilood ah, kuwaas oo ay kala geeyeen duqaymaha bahalnimo ee maamulka Sahaayinada Yahuuda iyo gantaallada ay sida naxariis darrada ah ugu garaacayeen goobaha rayidka.

Waxay cameraduhu soo qabanayeen ehelladii duqaymuhu kala geeyeen oo is mucaanaqaynaya waliba iyaga oo ku sugan goobihii sida daran ay Yahuuddu u burburisay ee Jabaaliya, waxay Falastiiniyiintu indha indheynayeen guryihii kaga burburay duqaymaha gumeystaha.

Dagaalyahannada Kooxaha wax iska caabinta ayaa mar qura maanta kasoo muuqday camerada iyaga oo ku sugan Gaza kuna hubeysan hubka dagaalka, sidoo kalena ku socda kolonyo gaadiid ah, waxay ciidankan isugu jireen kuwa booliska iyo sidoo kale Millatariga oo 15-kii bilood ee lasoo dhaafay Gaza ku baacsanayay ciidanka sahaayinada ee gudaha usoo galay.

Waxay muuqaalladani Yahuuddu uga dhignaayeen farriimo kale oo argagax leh, maadaama maamulkan uu ku goodinayay 14-kii bilood ee lasoo dhaafay in uu soo afjarayo kooxaha muqaawamada, wallow wasiirka arimaha dibadda Maraykanka qudhiisa uu sheegay in dadka reer Gaza aan looga adkaan karin awood ciidan.

Muuqaallada kooxaha wax iska caabinta waxay si wayn u gilgileen maamulka iyo shacabka Yahuudda, kuwaas oo ku tilmaamayay guul darro wayn in mudo 15 bilood oo dagaal ah kaddib la arko xoogaga kooxaha wax iska caabinta oo kolonyo kolonyo ku dhex socda Gaza iyaga oo gaadiid ku socda.

Dhanka kale, gaadiid boqollaal ah ayaa maanta gudaha u galay jiidda Gaza, kuwaas oo sida gurmadka noocyadiisa kala duwan, si gaar ah bur qamandi ah iyo baakado ay ku jiraan cunto diyaarsan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -19-07-1446 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -19-07-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -22-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -22-09-1447-Hijri

March 10, 2026
Mucaaradka Oo Si Adag Uga Hor-yimid Muddo Kororsiga Xassan Gurguurte.
  • Allposts
  • Warar

Mucaaradka Oo Si Adag Uga Hor-yimid Muddo Kororsiga Xassan Gurguurte.

March 10, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-Ramadaan-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -21-Ramadaan-1447-Hijri

March 10, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada