Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Ganacsato Kasoo Jeeda Soomaaliya Oo Lagu Dilay Koonfur Afrika.
  • Allposts
  • Warar

Ganacsato Kasoo Jeeda Soomaaliya Oo Lagu Dilay Koonfur Afrika.

January 20, 2025

Burcadda hubeysan ee dilalka iyo boobka hantiyeed ka gaysta dalka Koonfur Afrikaanka ah ayaa sare u qaaday beegsiga gaarka ah ee ay ku hayso dadka Soomaaliyeed, iyaga oo dilal bareer ah u gaystay nin ganacsade ah iyo hooyo Soomaaliyeed.

Saacadihii lasoo dhaafay waxay burcadda hubeysan toogasho ku dileen mid ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed, kaasi oo lagu magacaabi jiray C/llaahi Cilmi Cawaale.

Dilkaan ayaa si gaar ah kaga dhacay xaafad ka tirsan Philippi oo ka mid ah degmooyinka hoostagta magaalada Keebtown, waxaana ninkaasi halkaas ku beegsaday kooxo hubeysan oo burcad ah.

Wararku waxay sheegayaan in dilka uu dhacay xilli uu Cabdullaahi Cilmi kusii jeeday goobtiisa shaqo, sida ay soo xaqiijiyeen ilo wareedyo Soomaali ah.

Ilo wareedyadu waxay intaas ku dareen in dilka kadib ay goobta soo gaareen ciidamo ka tirsan kuwa booliska, kuwaas oo sameeyay baaritaano aysan wax natiijo ah kasoo bixin sidaba looga bartay.

Muuqaal lagu faafiyay baraha bulshada ayaa muujinayay ciidamo Booliis ah oo isa soo tubay goobta uu dilku ka dhacay, waxaa dhow jeer isla ciidankan lagu eedeeyay inay ku lug leeyihiin dilalka iyo dhaca loo gaysto ganacsatada Soomaaliyeed ee dalkaasi.

Waxay dhacdadani kusoo beegantay xilli laba maalmood ka hor sidan oo kale kooxo burcad ah ay dhaawac daran u gaysteen hooyo Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Saado, taasi oo la weeraray xilli ay ku sugnayd tuulo lagu magacaabo Grabouw oo dhowr kiiloo-mitir u jirta magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Afrika.

Saado ayaa la lasoo wariyay in dhaawaca loo dhigay cisbitaal, wallow markii dambe ay dhaawacaasi u geeriyootay, kooxda burcadda ah ee dilka gaysatay ayaa ka baxsatay goobta, waxayna ku dhex toogteen gaari ay wadatay.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -20-07-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -20-07-1446 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -12-11-1447-Hijri

April 28, 2026
Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.
  • Allposts
  • Warar

Nusratul Islam Oo Dhegta Dhiigga U Dartay Sarkaal Ka Tirsan Ciidanka Mali.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -11-11-1447 Hijri.

April 28, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada