Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Dagaallo Khasaara Badan Dhaliyay Oo Baardheere Ku dhaxmaray Maleeshiyada Gurguurte Iyo Madoobe.
  • Allposts
  • Warar

Dagaallo Khasaara Badan Dhaliyay Oo Baardheere Ku dhaxmaray Maleeshiyada Gurguurte Iyo Madoobe.

February 5, 2025

Shacabka ku dhaqan degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa saaka ku waaberiistay maqalka deryanka qaybaha kala duwan ee hubka culus iyo jabaqda rassaas oo ay is-waydaarsanayeen maleeshiyaad kala taabacsan Xasan Gurguurte iyo Axmed-madoobe.

Ilo-wareedyo ayaa sheegaya in dagaalkani uu ka dhacay agagaarka xarunta degmada Baardheere, halkaas oo ay weerareen maleeshiyaadka Kooxda Riddada Soomaaliya oo ay hoggaaminayaan saraakiisha u xil-saaran degmada Baardheere kuwaas oo shalay lagala wareegay gacan ku heynta xarunta maamulka degmada.

Dagaallo saacado badan qaatay ayaa dhinacyada ay ku dhaxmaray xarumaha maamulka degmada iyo saldhigga boolisiska, waxay dagaalladu qaateen muddo ka badan 3 saacadood, waxaanu sababay dhimasho iyo dhaawac fara badan oo kala gaaray maleeshiyaadka dagaallamaya. saraakiil ciidan iyo weliba mas’uuliyiin kasoo kala jeeday labada dhinac.

Wararka ayaa intaas ku daraya in murtadiinta dagaalkaasi saaka ku naf-waayay uu ka mid ahaa uu ka mid ahaa murtad Caagane oo dhawaan ay kooxda Riddada ee Xasan Gurguurte u magacawday guddoomiyaha arrimaha bulshada ee degmada Baardheere.

Saraakiil ka tirsan maleeshiyaadka daacadda u ah Xasan Gurguurte ayaa sheegay in iyagu ay lahaayeen weerarka saaka xoogna kula wareegeen xarumihii degmada Baardheere ee shalay uu ka qabsaday maamulka ashahaadda la dirirka ah ee isku magacaabay Jubbaland.

Aadan Sheekh Cali oo ka mida saraakiisha maleeshiyaadka Gurguurte ee hoggaaminayay dagaalkaasi ayaa sheegay in ay xoog ay ku qabsadeen degmada Baardheere, balse weli dagaalku aanu dhammaan oo ay xabbadu socoto isla markaana khasaare uu jiro marka uu waraysigu bixinayay.

Sidoo kale sarkaalkani wuxuu ka dhawaajiyey in ay jiraan rag ay gacanta ku dhigeen iyo weliba khasaare soo kala gaaray labada dhinac oo dhimasho iyo dhaawacba leh, isagoo xaalad dagaal ku sifeeyey jawiga degmada Baardheere.

Dhinaca kale maamulka la baxay Jubbaland ayaa war qoraal ah kasoo saaray dagaalkan culus ee saaka ka qarxay gudaha degmada Baardheere, wuxuu caddeeyay in dagaal dhacay, waxayna masuuliyadda dagaalka dhacay dusha u saariyeen kooxda Riddada Soomaaliya.

Wararka ayaa intaas ku daraya in sidoo kale uu jiro khasaare xooggan oo soo gaaray dadka rayidka ah ee saaka lagu kor dagaallamay. Iyadoo qaybo badan oo ka mida xaafadaha degmada Baardheere ay ka bilawdeen barakac xooggan.

Goob joogayaal ku sugan Baardheere ayaa warbaahinta u sheegay in dhinacyada hardamaya aysan unixin shacabka oo ay madaafiic iyo rasaas culus ku beegsadeen waddooyinka iyo dhismooyinka caanka ah.

Dagaalkan ayaa bilawday kadib markii bil iyo dheeraad ka hor lagusoo kala baxay dagaalkii ka qarxay deggaanka Raaskambooni ee gobolka Jubbada hoose oo kooxda Axmed-madoobe ay ugu awood-sheegatay Xasan Gurguurte, sidoo kale maamulka Riddada Jubbaland oo ay kaabayaan ciidanka Itoobiya ayaa horay ula wareegay degmada Dooloow ee isla gobolka Gedo.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Kooxda Gurguurte Oo Lacago Cusub Baad Ah Kusoo Rogtay Shacabka Muqdisho.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -06-08-1446 Hijri.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada