Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Kooxda Gurguurte Oo Lacago Cusub Baad Ah Kusoo Rogtay Shacabka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Lacago Cusub Baad Ah Kusoo Rogtay Shacabka Muqdisho.

February 5, 2025

Kooxda Riddada Somalia oo tan iyo markii uu Xassan Gurguurte dib ula wareegay Villa Soomaaliya shaqo ka dhigatay baadda dadka shacabka ah ayaa markale soo rogtay lacago cusub oo baad ah, taasi oo ay si adag uga hadleen shacabka caasimadda.

Taliska booliska kooxda Riddada Somalia ayaa shaaciyay in ganacsatada iyo shirkadaha ka howlgala caasimadda ay ka doonayaan bixinta lacago cusub oo baad ah, iyaga oo adeegsanaya warqad diiwaan gelin ah.

Sidoo kale, maamulka dowladda Riddada ugu magacaaban gobolka Banaadir, ayaa dhankiisa soo rogay mashruuc cusub oo lagu baadayo dadka ku dhaqan caasimadda, masuul u hadlay ayaa sheegtay in boorarka ku dheggan jidadka caasimadda laga doonayo lacago baad ah.

Dadka Soomaaliyeed oo ka warcelinayay baadda is-daba joogga ah ee ay soo rogeen murtadiinta ayaa la yaabay baahida madaxda Riddada, waxayna isku raacay in waxa socda uu yahay boob hantiyeed iyo mashruuc dhaqaale doon ah.

Ganacsatada magaalada Muqdisho, ayaa si adag uga hadlay qorshaha cusub ee kooxda Riddadu baadda ku dooneyso, waxay warbaahinta u sheegeen in waxa socdo uu yahay mashruuc dhaqaale raadis ah, shaqada ugu wayn ee ay murtadiintu qabtaanna noqotay baadda shacabka, ganacigii caasimaddana uu dhulka galay.

Murtad Cabdiraxmaan Cabdirashakuur Warsame oo ah ka mid ah xubnaha golaha dawaaqiidda Riddada, sidoo kalena mucaaradsan nidaamka Xassan Gurguurte, ayaa dhankiisa qoraal uu soo dhigay ku sheegay in qorshahan uu qayb ka yahay mashaariicda lacagaha baadda ay ku uruursanayaan madaxda murtadiinta.

“Xaraashkii dhulkii danta guud, canshuurtii tobanka nooc ahayd, lacagihii lagu aruursanayey magacyada tirada badan ee tayo-dhowr, faya- dhowr, kaar caafimaad, tasdiiqin, mid danbi la’aan iwm, qandaraasyadii la isku xirayey, qoyskiilkii, waxaa maanta ku soo kordhay, shirkadaha ganacsiga in ay shahaado danbi la’aan qaataan”. Waxaa sidaas qoraal uu bartiisa soo dhigay ku yiri murtad Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -06-08-1446-Hijri.
Next: Dagaallo Khasaara Badan Dhaliyay Oo Baardheere Ku dhaxmaray Maleeshiyada Gurguurte Iyo Madoobe.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -27-12-1447-Hijri

June 13, 2026
Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Muuqaalka Weerarkii Saraakiisha Looga Laayay Kooxda Gurguurte Ee Duleedka Baydhaba.

June 13, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -27-12-1447 Hijri.

June 13, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada