Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maraykanka Oo Ka Hor-yimid Qaraarkii QM Ee Maalgelinta Isbahaysiga AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka Oo Ka Hor-yimid Qaraarkii QM Ee Maalgelinta Isbahaysiga AUSSOM.

February 16, 2025

Guddoomiyaha guddiga xiriirka arrimaha debadda ee aqalka Senate-ka Mareykanka, gaalka lagu magacaabo Jim Risch ayaa si wayn kaga hor-yimid qaraarkii lagu qeybiyay sida kufriga caalamiga ah u qaysanayo maalgelinta AUSSOM oo ah isbahaysi cusub oo lagu beddalay ATMIS, xilli sidan oo kale uu qaraarkaasi u diiday urur gaaleedka midowga Yurub.

Risch ayaa ku dooday in qaraarka golaha ammaanka ee qaramada midoobay uu keeni doono in Mareykanka lagu xiro waajibaad maalgelin oo joogto ah, taas oo uu sheegay in ugu dambeyn ay culays ku noqon doonta canshuur-bixiyeyaasha Mareykanka.

Wuxuu sheegay in Maraykanka uu ku tacab beelay maalgelinta howlgalka ay kuffaarta Afrikaantu kaga jiraan Soomaaliya, lacago balaayiin dollar ahna uu ku bixiyay dagaalka ka dhanka ah Shabaabul Mujaahidiin, sidaas darteed na aysan wax natiijo ah kasoo bixin.

“Mareykanku wuxuu bixiyay lacag aad u badan, balse horumarka laga gaaray dagaalka lagula jiro Al-shabaab ee ka socda Soomaaliya waa mid yar,” ayuu yiri Risch oo ah guddoomiyaha guddiga arrimaha debadda ee aqalka Senate-ka Maraykanka.

Warka kasoo baxay masuulkan ka tirsan maamulka Trump ayaa kusoo beegmaya xilli dhowaan urur gaaleedka midowga Yurub oo ah kan ugu wayn ee dhaqaalaha ku bixin jiray murtazaqada Afrikaanta ee duullaanka saliibiga ku jooga Soomaaliya, uu ku dhawaaqay in uusan awoodin bixinta dhaqaalaha ku baxaya isbahaysiga AUSSOM, isagoo soo jeediyay in aan kaligiis lagu eegan maalgelinta ee culayska lala qaybsado, waliba isaga oo si cad u sheegay in loo baahan yahay in si caddaalad ah loo qaybsado dhaqaalaha.

Dowladda Maraykanka ayaa horay u diiday inay ka mid noqoto dowladaha maalgelinaya isbahaysiga kuffaarta Afrikaanta ah, sidoo kale waxa loogu yeero beesha gaalada caalamka ayaa ka caga jiidayso bixinta dhaqaalaha dhankeeda kusoo aaday, arrimahaas oo la isku geeyay ayaa mugdi gelinaya mustaqabalka howlgalkan aan cagaha badan ku taagnayn ee loo bixiyay AUSSOM.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Dagaallo Lagu Jabiyay Maleeshiyada Huwanta Oo Maanta Markale Ka Dhacay Sh/dhexe.
Next: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -17-08-1446-Hijri.

Related Stories

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada