Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Machad Caalami Ah Oo Walaac Ka Muujiyay Fashilka Uu Wajahayo Isbahaysiga AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Machad Caalami Ah Oo Walaac Ka Muujiyay Fashilka Uu Wajahayo Isbahaysiga AUSSOM.

February 22, 2025

Koox islaam-la-dirir ah oo isugu yeerta machadka daraasaadka amniga, oo magacooda loo soo gaabiyo ISS, kana hawl-gasha dalal badan oo ku yaalla qaaradda Afrika ayaa walaac xooggan ka muujisay hir-gelinta hawl-galka cusub ee isbahaysiga gaallada Afrikaanta AUSSOM.

Warbixin uu soo saaray machadkani ayaa lagu sheegay hubanti la’aan haraysay maal-gelinta hawl-galkan cusub oo loogu talo-galay ayay tiri hoos u dhigidda awoodda sii xoogaysanaysa ee Mujaahidiinta Xarakdada Al-Shabaab.

Walaacan dhaqaalle ayay warbixintu ku sifaysay caqabadda ugu weyn ee ku hor gudban hanaqaadka hawl-galka cusub ee isbahaysiga AUSSOM, sida uu dhawaan ka dhawaajiyey ayay tiri Xoghayaha Guud ee urur-gaaleedka Qaramada Midoobay, António Guterres.

Machadka ISS ayaa shaaca ka qaaday in AUSSOM uu wajahayo walaacyo la mid ah kuwii fashiliyey hawl-galladii ka horreeyey ee AMISOM iyo ATMIS oo ay ka mid ahaayeen hubanti la’aan ka jirtay dhinaca maal-gelinta oo marar badan sababtay ayay tiri warbixintu dibu-dhacyo ku yimaadda gunnooyinka ciidanka oo saluug badani ka jiray iyo weerarrada ba’an ee ay fuliyaan mujaahidiinta Xarakada Al-Shabaab.

Warbixintu waxay tibaaxday in hawlgalka cusubi uu bilawday iyadoo aan la hayn qorshe maaliyadeed oo cad, kaas oo weliba sii socon doono ayay tiri tan iyo inta laga gaarayo bisha June ee sannadkan 2025. Wixii muddadaas ka dambeeyana warbixintu waxay ishaartay in ay jiraan hubanti la’aan aan la isku hallayn karin, iyadoo carabka ku dhufatay jiritaanka caqabado dhowr ah oo ka hortagaya lacago caddaan ah oo la siiyo AUSSOM.

Sidoo kale warbixintu waxay ku nuuxnuuxsatay in ilaa hadda aanu caddayn halka uu rasmiyan uga iman doono dhaqaallaha ku bixi doona hawl-galkan cusub. Sidoo kalena lama hubo ayay tiri in la ansixin doono iyo in kale qorsho maal-gelineed oo bisha May ee soo socota ay u ballansan yihiin Qaramada Midoobay, Midawga Afrika iyo Midawga Yurub.

Walbahaarkan ku habsaday maal-gelinta hawl-galka cusub ayay warbixintu sheegtay in uu sii xoogaystay kadib markii uu dib usoo laabtay Donald Trump kuna dhawaaqay joojinta dhaqaallihii maraykanka kaga bixi jiray dalalka dibadda. Taas oo warbixintu ku micnaysay mid uga sii dari doonta caqabadaha dhaqaalle ee jira.

Machadka daraasaadka Amniga ayaa sidoo kale sheegay in hawl-galkan cusubi uu geesta kalena wajahayo duufaan juquraafiyadeed oo heer gobol ah, taas oo cirka isku shareertay kadib markii Itoobiya iyo maamulka Somaliland ay magaallada Addis Ababa ku kala saxeexdeen heshiiskii xaaraanta ahaa ee xayuubsiga qaybo ka mida Badda iyo Barriga Soomaaliyeed.

Xiisaddan oo saamayn ku yeelatay ciidamada gumaysiga Itoobiya iyo ka qayb-qaadashadooda isbahaysiga AUSSOM ayay warbixintu sheegtay inay hoos u dhacday kadib markii uu Turkigu dhex-dhexaadin ka galay arrintan, taas oo sababtay in Itoobiya loo ogolaado inay kasii mid ahaato duullaanka cusub ee lagu soo qaaday Soomaaliya.

Warbixintu waxay sidoo kale xustay in hawl-galkan cusub ay qayb ka yihiin dhammaan dalalkii isbahaysiga ku ahaa ATMIS, marka laga reebo ayaa la yiri Brundi oo saluugtay qoondada cusub ee la siiyey. Masar ayaa laga yaabaa inay ku biirto hawl-galkan cusub, inkastoo weli aan laga gaarin heshiis kama dambays ah, sida ay warbixintu carabowday.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -23-08-1446 Hijri.
Next: Dab Khasaare Hantiyeed Gaystay Oo Ka kacay Garoonka Caalamiga Ah Ee Nairobi.

Related Stories

Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.
  • Allposts
  • Warar

Ciidanka Uganda Iyo Maleeshiyada Gurguurte Oo Lagu Qarxiyay Mubaarak.

March 3, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-09-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -15-09-1447-Hijri

March 3, 2026
Dhagayso Xalqada 9-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.
  • Allposts
  • Warar

Dhagayso Xalqada 9-aad Taxanaha Siirada Nabiga Oo Ay Ku Sugan Yihiin Duruus Iyo Cibar.

March 3, 2026

Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026
Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Maydadka Maleeshiyadii Maanta Lagu Laayay Duleedka Deegaanka No/60 Ee Sh/hoose.

January 14, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Gedo.

January 13, 2026
Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Bannaanbaxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 12, 2026
Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Isku Soo Baxyo Looga Soo Horjeedo Faragelinta Yahuudda Ee Waqooyi Galbeed Oo Ka Dhacay Wilaayaadka Islaamiga.

January 10, 2026
Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Oo Duqayn Ku Burburiyay Warshaddii Biyaha Daruur Ee Saakow.

January 9, 2026
Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Howlgalkii Lagu Khaarajiyay Mujrimkii Ka Dambeeyay Xasuuqii Shacabka Jamaame.

January 5, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada