Mu’assasada Al-kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee mujaahidiinta ayaa baahisay sawiro horudhac ah oo lagu soo bandhigayo jabkii aadka u xoogganaa ee maleeshiyaadka murtadiinta lagu gaarsiiyay weerarkii saaka ka dhacay deegaanka Sumadaale ee hoostaga degmada Cadalle ee wilaayada Sh/dhexe.
Weerarkan waxaa inta la hubiyay lagu dilay 19 askari oo murtadiin ah, kuwaas oo maleeshiyaadka murtadiinta ah ay 10 ka mid ah uga carareen goobta dagaalka, halka hub iyo saanad ciidanna looga qaniimeystay Riddada, waxay sidoo kale ciidamada mujaahidiintu weerarkan kula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Sumadaale.
Halkan Ka Degso Dhammaan Sawirrada Oo PDF Ku Diyaarsan.