Ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa saaka oo Khamiis ah weerar culus oo cagmarin ah ku qaaday saldhigyo ciidan oo maleeshiyaadka Riddada ah ay ku leeyihiin deegaanka Sabiid ee hoostaga degmada Afgooye ee wilaayada Sh/hoose.
Waxaa ciidanka mujaahidiinta Allaah fadligiis u suuragashay inay cagta mariyaan ilaa laba xero oo murtadiintu kaga sugnaayeen deegaanka Sabiiid, waxaa halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Xeryaha ciidamada mujaahidiintu beegsadeen waxay ku kala yaallaan buundada deegaanka iyo banaanka deegaanka. dagaal culus kaddib waxaa Allaah fadligiis addoomada Allah ee ciidamada mujaahidiinta u suuragashay inay gacanta ku dhigaan labada xero ee cagta la mariyay.
Wixii soo kordha waan soo gudbin doonnaa Insha’Allaah.