Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Faahfaahin Laga Helayo Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Mujaahidiinta Ee Xalane.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahin Laga Helayo Khasaaraha Ka Dhashay Weerarkii Mujaahidiinta Ee Xalane.

April 7, 2025

Tafaasiil dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar xooggan oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada mujaahidiintu ay ku qaadeen xerada Xalane oo ah taliska ugu wayn ee ay saliibiyiintu ku leeyihiin Soomaaliya, halkaas oo khasaare kala duwan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac lagu gaarsiiyay saliibiyiinta.

Allaah fadligiis weerarka oo ahaa mid madaafiic loo adeegsaday ayaa u dhacay sidii loo qorsheeyay, dhimashadu waa saddex gaal oo ka mid ahaa shaqaalaha UN-ka gaar ahaan gaalada reer Yurub, waxaa sidoo kale howlgalkaasi Allaah fadligiis ku dhaawacmay ilaa saddex gaal oo ka mid ah shaqaalaha Un-ka, gaar ahaanna gaalada reer Yurub.

Sidoo kale waxay ciidamada mujaahidiintu weerarkan duqaynta ah ku gubeen ilaa saddex gaari oo ay lahaayeen UN-ka, waxaa sidoo kale goobta ku gubtay ilaa laba guri oo ay daganaayeen shaqaalaha UN-ka, howlgalkan ayaa qayb ka ah silsilado howlgallo ah oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen magaalada Muqdisho.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -09-10-1446-Hijri.
Next: Mujaahidiinta Oo Dagaal Kula Wareegay Deegaanka Aboorey+Sawirro.

Related Stories

Kooxda Gurguurte Oo Gaadiid Gaashaaman Iyo Maleeshiyo Hubeysan Dul-dhigtay Mucaaradka.
  • Allposts
  • Warar

Kooxda Gurguurte Oo Gaadiid Gaashaaman Iyo Maleeshiyo Hubeysan Dul-dhigtay Mucaaradka.

September 25, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-04-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-04-1447-Hijri.

September 25, 2025
Boqollaal Askari Oo Ciidanka Abiy Looga Dilay Loogana Qabtay Dagaallo Ka Dhacay Amhara.
  • Allposts
  • Warar

Boqollaal Askari Oo Ciidanka Abiy Looga Dilay Loogana Qabtay Dagaallo Ka Dhacay Amhara.

September 25, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada