Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mujaahidiinta Oo La Wareegay Saldhigyadii Duleedka Iyo Gudaha Aadan-yabaal.
  • Allposts
  • Warar

Mujaahidiinta Oo La Wareegay Saldhigyadii Duleedka Iyo Gudaha Aadan-yabaal.

April 16, 2025

Xogo faahfaahsan oo horudhac ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo cagmarin ah oo saaka ciidamada mujaahidiintu ku ekeeyeen saldhigyada maleeshiyaadka murtadiinta ah kaga sugnaayeen degmada Aadan-yabaal oo ahayd taliskii ugu waynaa ee muddooyinkii u dambeeyay ka hagi jireen dagaalka ka dhana ah islaamka iyo ehelkiisa.

Ciidamada mujaahidiintu waxay weeraro culus oo cagmarin ah ku qaadeen saldhigyadii murtadiinta ee duleedyada magaalada iyo gudaha degmada Aadan-yabaal, rassaasta ciidamada mujaahidiinta ayaana dhowr jiho ka weeraray saldhigyada Riddada.

Markii cagta lasoo mariyay murtadiintii ku sugnaa duleedyada degmada Aadan-yabaal waxay ciidanka mujaahidiintu usoo jiheysteen gudaha degmada, halkaas oo ay ku dhuumaaleysanayeen saraakiisha hoggaaminaysay duullaanka murtadiinta, ugu dambaynna murtadiinta waa laga saaray saldhigyadii ay kaga sugnaayeen duleedyada iyo gudaha degmada, waxaana hadda si buuxda gacanta ugu haya ciidamada mujaahidiinta.

La soco wixii soo kordha insha’Allaah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Allaahu Akbar, Ciidanka Shabaabul Mujaahidiin Oo Cagta Mariyay Saldhigyadii Aadan-yabaal.
Next: WARSAXAAFADEED: “Mujaahidiinta Oo La Wareegay Degmada Aadan Yabaal”.

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-04-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-04-1447-Hijri.

October 2, 2025
Diyaaradaha Itoobiya Oo Mar Kale Dad Rayid Ah Ku Laayay Gobolka Amxaarada.
  • Allposts
  • Warar

Diyaaradaha Itoobiya Oo Mar Kale Dad Rayid Ah Ku Laayay Gobolka Amxaarada.

October 2, 2025
Dowladda Maraykanka Oo Joojisay adeegayada Safaaraddeeda Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Dowladda Maraykanka Oo Joojisay adeegayada Safaaraddeeda Muqdisho.

October 1, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 33 aad)

September 22, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 32 aad)

September 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 31 aad)

September 6, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 30 aad)

August 31, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Inka Badan 30 Askari Oo Lagu Dilay Weeraro Ka Dhacay Burkiina Faso+Sawirro.

July 20, 2025
Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Bulshada Reer Tardo Oo Soo Dhaweyn Usameeyay Ciidamada Mujaahidiinta.

July 15, 2025
Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Mujaahidiintu Ula Wareegeen Deegaanka Tardo.

July 13, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyaadkii Lagu Laayay Weerarkii Moqokori.

July 8, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada