Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • WARSAXAAFADEED: “Mujaahidiinta Oo La Wareegay Degmada Aadan Yabaal”.
  • Allposts
  • Warar

WARSAXAAFADEED: “Mujaahidiinta Oo La Wareegay Degmada Aadan Yabaal”.

April 16, 2025

Taliska ciidanka mujaahidiinta ayaa warsaxaafadeed kasoo saaray weerarada cagmarinta ah ee ciidamada Shabaabul Mujaahidiin saaka kula wareegeen gacan ku haynta degmada Aadan-yabaal oo ah mid istaraatiiji ah oo muddooyinkii u dambeeyay uu cadowgu isugu geeyay awooddiisa ciidan, kana abaabulayay dagaalka ka dhanka ah muslimiinta.

Warsaxaafadeedka kasoo baxay taliska ciidanka ayaa cinwaan looga dhigay “Mujaahidiinta oo la wareegay degmada Aadan Yabaal”, wuxuuna u qornaa sidan:

18 Shawaal 1446 H (16 Abriil 2025) Ciidamada Mujaahidiintu waxay saakay oo Arbaco ah weerarro cagmarin ah ku qaadeen saldhigyadii ay cadawga murtadiinta ah ku lahaayeen duleedka iyo gudaha degmada Aadan Yabaal ee Wilaayada Islaamiga ah Shabeellada dhexe. Weerarada oo billawday salaaddii subax kadib ayay Mujaahidiintu dhawr jiho kaga qaadeen ciidamada murtadiinta ee cadawga ku ah shareecada
Islaamka.

Saldhigyada cadawga ee ay Mujaahidiintu weerareen ayaa ahaa toban (10) saldhig oo ku yaalla duleedka iyo gudaha degmada, ayna deganaayeen maleeshiyaad kala duwan oo ashahaado la dirir ah kuwaas oo ay tiradoodu ahayd qiyaastii 2,500 (Laba kun iyo shan boqon) oo askari.

Dagaallo xooggan kadib, Mujaahidiintu waxay – Allaah fadligiis – cagta mariyeen dhamaan sadhigyadii cadawga, waxayna si buuxda ula wareegeen fariisimayaashii murtadiinta iyo guud ahaan degmada Aadan Yabaal.

Ciidamadii cadawga Islaamka ahaa oo uu hogaaminayay murtad Odawaa Yuusuf Raage ayaa si habqan ah uga cararay saldhigyadooda, waxay u kala firxadeed dhulka baadiyaha ah ee duleedka Aadan Yabaal.

Waxaa jira khasaare dhimasho iyo dhaawac xooggan oo soo gaaray murtadiinta ashahaado la dirirka ah. Mujaahidiinta ayaa sidoo kale gacanta ku dhigay hub, saanad iyo maxaabiis laga qabtay cadawgii lagu jebiyay dagaalka Aadan Yabaal.

Wixii faahfaahin ah dib ayaan ka soo gudbin doonnaa insha’Allaah.

Halkan Ka degso Warsaxaafadeedka mujaahidiinta.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Mujaahidiinta Oo La Wareegay Saldhigyadii Duleedka Iyo Gudaha Aadan-yabaal.
Next: Dhagayso: Halkee Gaareen Firxadka Saraakiishii Iyo Maleeshiyadii Dagaalka Looga Saaray Aadan-yabaal?.

Related Stories

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 27-aad Gurmadka Mujaahidiintu Gaarsiiyeen Dadka Abaaruhu Saameeyeen.

June 11, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -26-12-1447-Hijri

June 11, 2026
Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.
  • Allposts
  • Maqal & Muuqaal

Daawo Qaybta 2-aad Tartanka Taajul Quraa Sannadka 1447.

June 11, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada