Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo taariikhdiisa.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah Abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta oo ahaa abwaanno idinka qarsoonaa,
Gabayga saddexaad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay uu tiriyay Abwaan Muuse oo ka mid ah abwaanada ku sugan wilaayaadka Islaamiga ah, gabaygu waa gabay ka hadlaya sida Allaah u fashiliyay gulufkii uu xasan sheekh ku soo qaaday Mujaahidiinta, isagoo dulmaraya dagaaladii caanka ahaa ee lagu jabiyay Murtadiinta, gabaygana waxa lagu magacaabaa Onkod.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 3aad)