Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Mac-had Yahuuddu Leedahay Oo Sheegay In Somalia Qarka U Saaran Tahay Inay La Wareegaan Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Warar

Mac-had Yahuuddu Leedahay Oo Sheegay In Somalia Qarka U Saaran Tahay Inay La Wareegaan Mujaahidiinta.

May 5, 2025

Waxa loogu yeero Jerusalem Center for Security and Foreign Affairs oo ah machad cilmi-baariseed oo Yahuuddu ay leedahay isla markaana diiradda saara, kuna takhasusay arrimaha amniga iyo siyaasadd arrimaha dibadda ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in kooxda Ridaad Somaliya looga adkaaday dagaalkii ay kula jirtay mujaahidiinta Al-Shabaab.

Machadkan oo magaciisa loo soo gaabiyo JCFA lana aasaasay1976-kii, ayaa xusay in ciidamada mujaahidiinta ay haatan qarka u saaran yihiin in gebi ahaanba ay la wareegaan dalka Soomaaliya. Isla markaana usbuucyada soo aaddan la filan karo isbadal guud uu ku yimaada talada maamul ee waddanka .

Daraasaddan ay Yahuuddu soo saartay ayaa lagu sheegay in marka ay mujaahidiinta Al-Shabaab la wareegaan guud ahaan Soomaaliya, sidoo kalena shareecada Islaamka laga hir-gelin doono dalal fara badan oo Afrikaan ah, ee uu miraha jihaadka Soomaaliya saameyn ku yeelan doono geeska qaaradda.

Machadka Sahaayuuniyada ee JCFA waxa uu ka dayriyey sida uu noqon doono xaalka dowladda saliibiyada Itoobiya, waxaanu tilmaamay in ay wajihi doonaan khatar weyn, haddii Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay kusii luga fidsato waddamada dhaca gobolka.

Warbixintan ay Yahuuddu soo saartay ayaa kuffaarta caalamka, gaar ahaan reer-galbeedka kula talisay in ay barbar istaagaan Itoobiya, kana taageeraan dhinaca dhaqaalaha iyo weliba ciidanka oo ay ku boorisay in si weyn loo qalabeeyo, maadaama Addis Ababa ay tahay wakiilka Saliibiyiinta ee bariga Afrika

Sidoo kale daraasaddu, waxay talooyin u soo jeedisay maamulka Sahaayuuniyada oo ay ugu baaqday in taageero dhinaca sirdoonka ah ay siiso Itoobiya, taasoo qayb ka ah ayay tiri isbahaysiga istaraatiijayadeed ee Addis Ababa, Tal-abiib iyo Washington.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo -07-11-1446-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -07-11-1446 Hijri.

Related Stories

Hubka Aan Kugu Rido Haddu Qarxi Waayo iisoo Celi. Waa Sheeko Yaab Leh!
  • Allposts
  • Warar

Hubka Aan Kugu Rido Haddu Qarxi Waayo iisoo Celi. Waa Sheeko Yaab Leh!

December 1, 2025
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-06-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 10-06-1447-Hijri.

December 1, 2025
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-06-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -10-06-1447-Hijri.

November 30, 2025

Diiwaanka Gabayada

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 41 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 41 aad)

November 26, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 40 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 40 aad)

November 17, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 39 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 39 aad)

November 10, 2025
Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 38 aad)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Dhagayso Diiwaanka Gabayada Idaacadda Al-Andalus. (Gabayga 38 aad)

November 1, 2025

Sawirro

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Burburka Gaari Laga Qarxiyay Baangaraafta.

November 30, 2025
Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Maraykanka Iyo Murtazaqadiisa Oo Dad Shacab Ah Ku Xasuuqay Jammaame.

November 16, 2025
Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Warbixin+Sawirro: Mujaahidiinta Nusratul Islaam Oo Cagta Mariyay Saldhig Millatari.

November 12, 2025
Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Mujaahidiinta Jaziiratul Carab Oo Howlgal Istishhaadi Iyo Inqimasi Ku Qaaday Talis Milatari+Sawirro.

October 24, 2025
Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarkii Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Furashada Mujaahidiinta Ee Degmada Ceeldheer.

September 12, 2025
Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Inka Badan 320 Qof Oo Roobab Mahiigaan Ah Ugu Dhintay Pakistan.

August 17, 2025
Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Sawirro: Dad Soomaaliyeed Oo Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Dab Ka Kacay Koonfur Africa.

August 9, 2025
Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Raadadka Maleeshiyadii Alpha Group Ee Lagu Laayay Duleedka Afgooye.

August 5, 2025
Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin Oo Maanta La Wareegay Deegaanka Goobo.

August 4, 2025
Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Qaybta 2-aad Sawirrada Maydadka Maleeshiyadii Lagu Laayay Weerarka Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin U Xoreeyeen Degmada Maxaas.

July 27, 2025
Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Mujaahidiintu Cagta U Mariyeen Saldhigyadii Uganda Iyo Maleeshiyada Ee Sabiid.

July 25, 2025
Copyright © All rights reserved by Calamada