Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo taariikhdiisa.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah Gabayo iyo Maansooyiin tiro badan oo ay tiriyeen Abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta.
Gabayga Lixaad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay uu tiriyay Abwaan Nageeye Cali Khaliif oo ah abwaan aad wada taqaanaan, wuxuuna hormuud u ahaa abwaanadii dhawaan soo gaaray wilaayaadka Islaamiga ah.
Gabaygan oo dhawaan uu tiriyay waa gabay guubaabo ah, oo nagu guubaabinaya inaan iska dhicinno gumaystaha kusoo duulay dadka, dalka iyo diinta intaba, gabayga magaciisana waxa la yiraahdaa Gundhig. kusoo dhawaada gabayga.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 6aad)