Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maamulka Abiy Oo Lagu Eedeeyey Abaabulka Dagaal Ka Dhan Ah Shacabka Tirgrey.
  • Allposts
  • Warar

Maamulka Abiy Oo Lagu Eedeeyey Abaabulka Dagaal Ka Dhan Ah Shacabka Tirgrey.

July 15, 2025

Waxaa marba marka ka dambaysa sii laba-laxaadsanaya dagaallada ka holcaya gudaha Itoobiya, gaar ahaan gobollada Amxaarada iyo Oromada, iyadoo haatanna dhinaca Tigreega laga soo sheegayo saasaan colaadeed oo muddooyinkan dambe si weyn isu soo taraysa.

Jabhadda Xoraynta Shacabka Tigreega ayaa shaaca ka qaadday in dowladda Xabashida Itoobiya ay aabaabyulayso duullaan cusub oo ay damacsan tahay inay ku qaaddo gobolka Tigreyga. Arrintaas oo kooxdu sheegtay inay werwer iyo walaac xooggan ku abuurtay dadka deggaanka.

War saxaafadeed ay TPLF kasoo saartay arrintan ayay ku xustay in shacabka Tigray-gu ay ku nool yihiin xaalad aad u xun oo ay sababtay xasuuqa lagu hayo dadka deggaanka. Waxaa kale oo ay ka dhawaajisay in dadkii ka badbaaday xasuuqii dowladda ay iyaguna u le’anayaan cuduro kala duwan iyo macaluul.

Sida lagu xusay bayaanka, heshiiskii Pretoriya ee 2022-kii dhex-maray maamulka Abiy iyo kooxda Tigrey ayaan waxba ka tarin joojinta xasuuqii lagu hayay guud ahaan shacabka Tigrey, gaar ahaan kuwii ku hoos-jiray ayaa la yiri gacanta soo-duulayaasha, kuwaas oo heyb ahaan loo beegsaday, loona geystay dhibaatooyin isugu jira dil, afduub iyo weliba jir-dil.

Maamulka Abiy Axmed ayay kooxdu ku eedaysay in jihooyin kala duwan uu kasoo hubaynayo maleeshiyaad, si ay u dhibaateeyaan shacabka Tigrey-ga. Waxaanay kooxdani ay qaylo-dhaan u dirsatay waxa loogu yeero beesha caalamka oo ay ugu baaqeen inay garwaaqsadaan in falalkan ay yihiim mas’uuliyad-darro ka dhan ah heshiiskii nabadda ee Pretoriya.

Dhawaan ayay ahayd markii iska hor’imaad u dhaxeeyay ciidamada Tigreega iyo kooxo kale oo hubeysani uu ka dhacay degmada Wejerat ee gobolka Tigray. Kaas oo walaac xooggan laga muujiyey lagana cabsi-qabo in horseed uu u noqon karo dagaal sokeeye oo dhiig badani uu ku daato, oo mar kale dib uga qarxa gobolkaasi.

In ka badan 600,000 (Lix Boqol oo Kun oo Qof) ayaa lagu qiyaasay tirakoobka dadkii ku dhintay dagaalkii 2020-ka ka bilawday gobolka Tigrey ee socday muddada labada sano ah, kuna barakaceen dad ka badan 2.5 milyan oo qof (Laba dhibic Shan Milyan oo Ruux).

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -20-01-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -20-01-1447 Hijri.

Related Stories

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.
  • Allposts
  • Warar

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.

July 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-02-1448-Hijri.

July 28, 2026
Weerar Askar Looga Dilay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askar Looga Dilay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada