Mu’assasada Al-kataa’ib ayaa caawa baahisay sawirro lagu soo bandhigayo soo dhaweyn dadka deegaanka ee Tardo u sameeyeen ciidamada mujaahidiinta ee dhowaan la wareegay gacan ku haynta deegaankaasi, kaddib markii halkaasi ay isaga carareen maleeshiyaadka murtadiinta.
Hoos ka daawo sawirrada sida deegaanka loogu soo dhaweeyay mujaahidiinta.