Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo guud ahaan in la taageero Islaamka iyo Muslimiinta.
Waxan idiin soo gudbin doonaa insha’allaah gabayo iyo maansooyiin tiro badan oo ay tiriyeen abwaano aad taqaanaan iyo kuwo kale oo ku cusub warbaahinta.
Gabayga 25 aad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay aad u qiimo badan oo ka hadlaya ammaanta hooyada iyo sida ay haweenku uga qayb qaateen Jihaadka socda, waxana tirinaya abwaan ka mid ah abwaanada ku nool wilaayaadka islaamiga ah. kusoo dhawaada gabayga.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 25,aad)