Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal cusub oo lagu soo bandhigayo weerar si wayn loogu jabiyay maleeshiyada murtadiinta oo ka dhacay duleedka degmada Dayniile ee wilaayada islaamiga Banaadir, muuqaalka oo ah mid kooban ayaa soo bandhigaya firxadkii ugu badnaa oo waxaa la arkayaa maleeshiyo murtadiin ah oo si foolxun ugu jabay dagaalkan ka dhacay duleedka degmada Dayniile oo ay oodda jabsanayaan iyaga oo weliba ku qalabaysan gaadiid ciidan oo badan.