Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkaan waxaa barnaamijka markale marti ku ah Sheekh Cabdil Ilaah oo ka mid ah culimada wilaayaadka islaamiga ah, wuxuuna Sheekhu barnaamijka kaga hadlay halgankii Ruushka iyo Mareykanka lagula galay dalka Afghanistan, dawrkii Sheekh Cabdalla Cazzaam iyo Jihaadkii carabtu ka gashay Khuraasan.
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.