Andalus Podcast, waa barnaamij toddobaadle ah oo ka baxa idaacadda islaamiga Al-andalus maalinkasta oo khamiis ah, waxaa marti ku ah shakhsiyad waayo joog ah oo umadda Soomaaliyeed u faa’iideyn kara tagtadii soo martay iyo waxyaabihii laga dhaxlay.
Dhanka kale barnaamijka waa mid aqon kororsi ah, waxaana lagu gorfeeyaa mawaadiic mugleh oo wax tar uleh umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkan waxaa barnaamijka markale marti ku ah Sheikh Cabdi Wali C/llahi Muudeey oo ka mid ah culimada wilaayaadka islaamiga, wuxuuna Sheekhu barnaamijka kaga hadlay dagaalkii lagu qabtay Qanyare iyo sida lagu sii daayey, Kacdoonadii Jihaad doonka ahaa ee Nairobi iyo arimo kale oo muhiim ah
Halkan ka dhagayso xalqada maanta ama hoos ka dhagayso dhammaan xalaqaadka kale.