Idaacadda islaamiga Al-andalus waxay ka mid ah warbaahinta islaamiga ee tan iyo saaka tebinaysa bishaarada ka timid degmada Ceel-dheer ee dhacda bariga wilaayada islaamiga ah ee Galgaduud, waxayna dhagaysteyaasheeda u tebinaysaa barnaamij tebin toos ah oo ay kala socdaan macluumaadka howlgalka lagu furtay degmada Ceeldheer.
Marka laga soo tago tebinta ka socota xarumaha Al-andalus ee magaalooyinka wilaayaadka islaamiga ah sida tooska ah looga dhagaysanayo waxaa dhanka kale jira wariyeyaal ka tirsan idaacadda oo hadda ku sugan furimaha, si gaar ah degmada Ceeldheer, wariye Marwaan ayaa bixiyay waraysi uu kaga warbixinayo xaaladda degmada Ceeldheer oo mujaahidiintu ay dagaal kula wareegeen.
Si aad u hesho wararka deg degga ah ee howlgalkan la soco barteenna Telegram-ka. oo gujji linkigan ama👇👇