Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Baay, waxay saacadihii lasoo dhaafau howlgal qarax ah ka fuliyeen gudaha degmada Awdheegle ee wilaayada Sh/hoose, kaas oo lala beegsaday maleyshiyaad murtadiin ah, waxaana howlgalkaasi inta la hubo ku dhaawacmay hal askari oo murtad ah.
Dhanka Baay, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii aanu soo dhaafnay dagaal culus oo toos ah ku mireen xero ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta ah kaga suganyihiin deegaanka Awdiinle ee duleedka magaalada Baydhaba, halkaas waxaa ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwab.
Sidoo kale, waxay ciidamada mujaahidiintu isla Baay ka fuliyeen weerar culus oo lagu ekeeyay saldhigga murtadiinta ku leeyihiin Ceelmashruuc oo ka tirsan degmada Qansaxdheere, dhawaqa hubka noocyadiisa kala duwan ee dagaalka la isku adeegsanayay ayaa si wayn looga maqlayay xaafadaha degmadaasi.