Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Sirdoonka Turkiga Oo Shaaciyey In Kooxda Gurguurte Ay Cagta Saartay Dhabbadii Burburka.
  • Allposts
  • Warar

Sirdoonka Turkiga Oo Shaaciyey In Kooxda Gurguurte Ay Cagta Saartay Dhabbadii Burburka.

December 7, 2025
Sawir Ciidamada Mujaahidiinta_Jidka Afgooye Iyo Muqdisho
Sawir Ciidamada Mujaahidiinta_Jidka Afgooye Iyo Muqdisho

Warbixin cusub oo ay soo saartay Akadeemiyadda Qaranka ee Sirdoonka Turkiga ayaa ka digaysa fashil baaxad leh oo ay sheegtay inuu hareeyey kooxda Riddada Soomaaliya oo muddo badan adeege ka ahayd duullaanka saliibiga ah, dagaal xooganna kula jirtay ku-dhaqanka Shareecada Islaamka.

Sirdoonka Turkigu wuxuu qiray in kooxda Riddada Soomaaliya ay sii daciifayso oo ay cagta saartay dhabbadii burburka, isla markaana xaaladda amni ee ku gedaaman ay marba marka ka dambaysay kasii darayso.

Qiimayntan oo sirdoonku sheegay inuu kasoo ururiyey, xogo gudaha Soomaaliya ah, ilo amni, iyo diiwaanno diblomaasiyadeed, ayaa lagu xusay in joogitaanka Turkiga ee Soomaaliya iyo iskaashiga uu la leeyahay kooxda Riddada ay halis ugu jiraan in ay wiiqmaan maadaama ay dul-hoganayaan ayaa lagu yiri xogta, khataro waaweyn oo kaga imanaya dhinaca Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Sirdoonka maamulka Riddada Ankara waxay sheegeen in kooxda Riddada Soomaaliya ay dhex-dabbaalanayso haliso waaweyn, halka mujaahidiintuna ay sii xoojiyeen ayay yiraahdeen hawl-galladooda iskuna fidiyeen deggaanno badan oo dhaca bartamaha iyo koonfurta dalka Soomaaliya.

Wuxuu hoosta ka xariiqay sirdoonka Turkigu in fashil iyo guul-darro ay kusoo idlaatay xamladii saliibiga ahayd ee 2022-kii ay sida wada-jirka ah kuffaarta caalamka iyo murtadiinta Soomaaliya ugu soo qaadeen deggaanno lagu maamula ku-dhaqanka Shareecada Islaamka.

Gulufkaasi macatab-ku-dirika ahaa ayuu sirdoonka Riddada ee Turkigu qiray in mujaahidiintu ay afka ciidda u dareen, isla markaana dhabar-jab xooggan gaarsiiyeen maleeshiyaadka Riddada Somaliya, kuwaas oo haatan aan awoodin ayay yiraahdeen inay iska caabbiyaan weerarrada kaga imanaya Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Daraasaddan ay soo saartay Akaadamiyadda Sirdoonka Turkiga ayaa kusoo aadaysa xilli guud ahaan warbaahinta caalamka iyo macaahidda daraasaadka amnigu ay sida fiinta uga qaylo-dhaamiyeen gulufka Mujaahidiinta iskuna raaciyeen in gebi ahaan Soomaaliya ay qarka u saaran tahay in laga tirtiro xeerarka gaallada laguna soo dabbaalo ku-dhaqanka Shareecada.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -16-06-1447 Hijri.
Next: Hoggaamiyaha mucaaradka Uganda Oo Ciidanka Amaanka Ku Eedeeyay Inay Garaaceen.

Related Stories

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.
  • Allposts
  • Warar

Sarkaal Iyo Askar Dhimasho Iyo Dhaawac Ku Noqday Weerar Ka Dhacay Duleedka Afmadoow.

June 16, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 01-01-1448-Hijri.

June 16, 2026
Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Sheegay In Gurguurte Uu Faragelin Ku Hayo Deegaannada Maamulkiisa.

June 16, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada