Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Itoobiya Iyo Eritrea Oo Markale Is-waydaarsaday Weerarro Dhinaca Afka Ah.
  • Allposts
  • Warar

Itoobiya Iyo Eritrea Oo Markale Is-waydaarsaday Weerarro Dhinaca Afka Ah.

December 8, 2025

Waxaa sii xoogaysnaya oo dawladda Xabashida Itoobiya ay sii laba-jibaartay damaca badeed, xilli labada maamul ee Addis Ababa iyo Eretriya ay isku hub urursanayaan qarkana u saaran yihiin in mar kale uu ka dhex-qarxo dagaal uu dhiig badani ku daato.

Warbixin uu soo bandhigay maamulka Abiy Axmed iyo khubaro taageersan ayaa ku dooddaya in damaca badeed ee Itoobiya uu ku salaysan yahay taariikh iyo sharci caalamiya, isla markaana helitaanka badeed ee Itoobiya uu yahay mid lagama maarmaan ah.

Gaal Abiy Axmed oo warbixinta qayb ka ah ayaa sheegay in dalabka Itoobiya ee marin-badeedku uu leeyahay saldhig sharci, taariikh juquraafiyadeed iyo mid dhaqaale, waxaanu wacad ku maray in dedaallada la doonayo in lagu xaqiijiyo damacaasi ay sii socon doonaan.

Xeel-dheereyaal ka kala tirsan Machadka Daraasaadka Siyaasadda iyo Machadka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya ayaa bulshadda dalkaasi ugu baaqay in ay taageeraan damaca badeed ee Itoobiya, oo ay sheegeen in dowladdoodu u aragto arrin qaran oo lama-huraan ah.

Dowladda Eretriya ayaa ka jawaabtay damaca Itoobiya ee sii ballaaranaya ee ay ku doonayso dekedo iyo marinno ay leedahay ka rukumato Badda Cas iyo gacanka Cadmeed.

Wasiirka warfaafinta Eretriya Yemani Gebremaskel oo warbixintan ka jawaabay ayaa mas’uuliyiinta Itoobiya ku tilmaamay kuwo u fikiraya sidii dad waalan oo kale. Isagoo xisbiga Barwaaqo ee uu hoggaamiyo Abiy Axmed ku eedeeyey in uu wado qorshe ka dhan ah Geeska Afrika.

Waxa uu sheegay, in Itoobiya ay beryahan dambe caadaysatay soo bandhigista taariikho ka fog xaqiiqada, oo been-abuur ah, iyo kuwo duugoobay oo wakhti-xaadirkan aan soconayn.

Gebrameskel waxuu ka sanqariyey in maamulka Abiy Axmed uu ku hawllan yahay ajande sun ah oo qas iyo qalalaase ka abuuri kara gobolka. Waxaanay si cad ugu gafayaan ayuu yiri deris-wanaagga, marka ay sheeganayaan bad iyo dekedo ay dalal kale leeyihiin.

Hanjabaadahan ayaa imanaya xilli labada dalba ay diyaar-garow iyo abaabul xooggan ku jiraan isla markaana ay ciidamo fara badan soo dhoobeen xuduudka ay wadaagaan. Iyadoo ciidamada labada dhinacba la sheegaya in dhufaysyo iyo gabbaadyo waaweyn ay ka samaysteen goobihii lagu daadiyey.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 17-06-1447-Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -17-06-1447 Hijri.

Related Stories

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.
  • Allposts
  • Warar

Faahfaahinno Kasoo Baxaya Wasiirkii Difaaca Ee Ay Dileen Mujaahidiinta Nusratul ISlaam.

April 27, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -10-Dulqicdah-1447-Hijri

April 27, 2026
Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.
  • Allposts
  • Warar

Akhriso Wararkii U Dambeeyay Bariga Dhexe Iyo Wadahadallada Pakistan.

April 27, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada