Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Siyaasiyiinta Mucaaradka Oo Markale Eedo Culus Usoo Jeediyey Gurguurte Iyo kooxdiisa.
  • Allposts
  • Warar

Siyaasiyiinta Mucaaradka Oo Markale Eedo Culus Usoo Jeediyey Gurguurte Iyo kooxdiisa.

December 16, 2025

Kulan ay soo qaban-qaabiyeen siyaasiyiinta mucaaradka ee Riddada Soomaaliya oo habeennimadii xalay ka qabsoomay magaalada Muqdisho ayaa eedaymo culus loogu jeediyey kooxda Villa Somaliya ee gar-wadeenka uu ka yahay murtad Xasan Sheekh Maxamuud.

Isu-imaatinkan oo ay kasoo qayb-galeen shacab dad badan oo laga barakiciyey guryahoodii ay ku lahaayeen caasimadda Muqdisho, ayaa waxaa ka hadlay siyaasiyiin mucaarad ah oo horey xilal kala duwan uga soo qabtay kooxda Riddada, kuwaas oo sheegay in marnaba aanay aqbalayn doorashada uu Gurguurte damacsan yahay in uu ka qabto magaalada Muqdisho.

R/wasaarihii hore ee koodaasi Murtad Xasan Cali Khayrre ayaa nasiib-darro ku tilmaamay in kooxda Gurguurte ay ku mashquulsan tahay doorasho dhalanteed ah oo lagu qasbayo shacabka iyo aqoonyahanka magaalada Muqdisho, waxaanu ka digay dhibaato hor leh oo uu sheegay in ay hor-seedi doonto doorashadaasi.

Murtad C/Raxmaan C/Shakuur oo sidoo kale xubin ka ah golaha dawaaqiidda Soomaaliya ayaa qiray in maleeshiyaadkii riddadu ay ku burbureen dagaalkii uu Murtad Gurguurte la galay Mujaahidiinta Al-Shabaab. Isagoo dhanka kalena carabaabay in Kooxa Villa Somaliya ay sii laba-jibbaartay boobka, baadda, iyo barakicinta ay ku hayso shacabka Soomaaliyeed.

Shariif Murtad oo isna horey usoo noqday madaxa kooxda Riddada, haatanna hamuun weyn u qaba in kursigaasi uu ku laabto, ayaa soo hadal-qaaday mid ka mida falalkii ugu dambeeyey ee saacadihii lasoo dhafay ka dhacay gobolka Banaadir.

Dhacdadan oo guud ahaan bulshadda Soomaaliyeed ay si weyn uga argagaxday, ayaa timid kadib markii maleeshiyaadka Gurguurte iyagoo ku gudo-jira dhul-boobka ay ka wadaan gobolka Banaadir, ay si bareer ah u dileen qof shacab ah, maydkiisiina ku jiideen gaari ay wateen.

Sidoo kale murtad-shariif intii uu hadalkiisa ku gudo-jiro ayuu is-weydiiyey waxa uu Xasan Sheekh Maxamuud uga golleeyahay burburinta maleeshiyaadka Riddada, baabi’inta dhaqaalaha iyo barakicinta bulshadda ku dhaqan magaalada Muqdisho.

Kulankan u dambeeyey ee madasha sama-tabixintu ay xalay ku qabteen magaalada Muqdisho ayaa kusoo aadaya xilli kooxaha mucaaradku ay ku jiraan diyaar-garowgii u dambeeyey ee ay ay kaga qayb-galaan shir-weyne ka dhan ah Murtad Gurguurte iyo kooxdiisa oo sida la sheegay dhawaan ka qabsoomi doona Kismaayo, kaas oo wufuuddii u horreysay ay gaareen magaaladaasi saaka oo Talaada ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -25-06-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -25-06-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -24-12-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -24-12-1447 Hijri.

June 10, 2026
Iiraan Iyo Maraykanka Oo Is-weydaarsaday Weerarro Duqaymo Ah.
  • Allposts
  • Warar

Iiraan Iyo Maraykanka Oo Is-weydaarsaday Weerarro Duqaymo Ah.

June 10, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-Dulxijah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -24-Dulxijah-1447-Hijri

June 10, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada