Sheekh Yuusuf Sheekh Ciise Kabakutukade oo ah waaliga wilaayada islaamiga ah ee Al-andalus ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyay idaacadda islaamiga ah ee Al-andalus kaga warbixiyay weerarkii saaka ciidamada mujaahidiintu kula wareegeen gacan ku haynta deegaanka Nuur-dugle ee hoostaga degmada Ruunir-good ee Sh/dhexe.
Halkan Ka Dhagayso Waraysiga Sheekh Kabakutukade.