Bogga Calamadu wuxu bilaabay in uu idiin soo gudbiyo diiwaan cusub oo ku saabsan gabayada Jihaadka ee ay baahiso idaacadda Al-andalus, gabayadaas oo abwaanadu ay ku cabirayaan jihaadka socda iyo guud ahaan in la taageero Islaamka iyo Muslimiinta.
Gabayga 43 aad ee aan idiin soo gudbinaynaa waa gabay qiimo badan oo uu tiriyay abwaan Cumar Budul gabaygana waxa la yiraahdaa Daawo,
Kusoo dhawaada gabayga.
Halkan ka dhagayso: Diiwaanka Gabayada Idaacadda Andalus (Gabayga 43,aad)