Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • QM Oo Sheegtay In Khatarta Ugu Weyn Ee Kooxda Gurguurte & Kenya Wajahayaan Ay Tahay Weerarrada Mujaahidiinta.
  • Allposts
  • Warar

QM Oo Sheegtay In Khatarta Ugu Weyn Ee Kooxda Gurguurte & Kenya Wajahayaan Ay Tahay Weerarrada Mujaahidiinta.

December 25, 2025

Warbixin arbacadii shalay ay soo saareen khubaro ka tirsan urur-gaalleedaka Qaramada Midoobay ayaa lagu shaaciyey in khatarta ugu weyn ee ay wajahayaan kooxaha Riddada Soomaaliya iyo dawladda kaafiradda Kenya ay yihiin weerarrada ay fuliyaan Geesiyada Tawxiidka Bariga Afrika ee Mujaahidiinta Xarakada Al-Shabaab.

Waxay sheegeen in si kastoo ay dedaal u bixiyaan maleeshiaadka Riddada Soomaaliya iyo ciidamada Kenya, haddana ay u tamar la’yihiin xakamaynta hawl-gallada xooggan ee Mujaahidiinta Al-Shabaab, sida ay khubarada UN-ku u sheegeen wakaaladda wararka AP.

Waxa kale oo intaasi ay ku dareen, in mujaahidiintu ay kordhiyeen weerarradooda, isla markaana horraantii sannadkan madaxa kooxda Villa Somaliya murtad Xasan Sheekh Maxamuud uu si dirqiya uga badbaaday mid ka mida weerarradaasi oo ka dhacay caasimadda Muqdisho.

Khubarada UN-ku, waxay carabaabeen in cabsida ay Kuffaartu ka qabaan Mujaahidiinta aanay ku koobnayn oo kaliya weerarrada, balse sidoo kale ay ka werwersan yihiin sida ay dhalinyaradu ugu qulqulayso mucaskaraadka Mujaahidiinta.

Xogta khubarada urur-gaaleedka QM, waxa kale oo ay tilmaantay in Kenya ay la rafaadsan tahay, weerarrada ay mujaahidiintu ku bartilmaameedsadaan ciidamadeeda kala duwan ee ku sugan deggaannada muslimiinta ee xoogga ay ku haysato.

Guddida UN-ku waxay sheegeen in sannadkan sii dhammaanaya cel-celis ahaan bishiiba ay 6 weerar mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha Kenya, gaar ahaan gobollada Lamu iyo Mandhera, oo ka mida dhulka muslimiinta ee maamulka saliibiga ah ee Nairobi uu xoogga ku haysto.

Khubarada Qaramada Midoobay waxay hoosta ka xarriiqeen in yoolka ugu dambeeya ee Geesiyada Tawxiixdka ee bariga Afrika uu yahay in dalka ay ka saaraan ciidamada shisheeye, kadibna ay gebi ahaantiisba kusoo dabbaallaan ku-dhaqanka Shareecada Islaamka.

Warbixintan ayaa imanaysa saacado kadib markii urur-gaalleedka Qaramada Midoobay uu Talaadadii ansixiyey qaraar albaabada loogu laabayo xafiiskoodii ay ku lahaayeen Soomaaliya, tallaabadaas oo lagu sifeeyey mid hormood ka ah soo afjaridda hawl-galladii saliibiga ahaa ee dalka ka socday muddada badan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -05-07-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -06-07-1447-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-11-1447-Hijri

April 20, 2026
Jabhadda TPLF Oo Maamul Iyada U Gooni Ah Ka Qalqaalsanaysa Gobolka Tigrey.
  • Allposts
  • Warar

Jabhadda TPLF Oo Maamul Iyada U Gooni Ah Ka Qalqaalsanaysa Gobolka Tigrey.

April 20, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-11-1447 Hijri.

April 20, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada