Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa digniin adag kasoo saartay aqoonsiga maamulka sahyuuniyadda Yahuudda uu siiyay maamul goboleedka ashahaada la dirirka ah ee Somaliland.
Kalimad uu jeediyay Sheekh Cali Maxamuud Raage oo ah afhayeenka Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa si adag looga hadlay aqoonsigaasi Yahuuddu siisay maamulka Riddada Somaliland.
Halkan Ka Degso Ama Hoos Ka Dhagayso Kalimadda Sheekh Cali Maxamuud Raage.