Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Bannbaabaxyo Lagu Diidan Yahay Aqoonsiga Yahuuddu Siisay Somaliland Oo Ka Dhacay Koonfurta waqooyiga iyo Bartamaha Somalia.
  • Allposts
  • Warar

Bannbaabaxyo Lagu Diidan Yahay Aqoonsiga Yahuuddu Siisay Somaliland Oo Ka Dhacay Koonfurta waqooyiga iyo Bartamaha Somalia.

December 30, 2025

Magaalooyin dhaca waqooyiga, bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya, ayaa maanta waxaa ka dhacay isku soo baxyo ballaaran oo ka dhan ah Yahuudda, ka dib markii maamulkaasi uu dal madax bannaan u aqoonsaday qaybo ka mid ah Soomaaliya.

Magaalooyinka isku soo baxyadu ka dhaceen waxaa ka mid ah Laascaanood oo dhacda waqooyiga Soomaaliya, waxaana halkaas isugu soo baxay dadyow aad u fara badan oo diiday aqoonsiga maamulka Yahuudda uu siiyay maamulka Riddada ee fadhigiisu yahay Hargaysa.

Sidoo kale waxaa isku soo baxyo kuwaas la mid ah ay maanta ka dhaceen magaalooyinka Gaalkacyo oo xarun u ah gobolka Mudug, Dhuusamareeb, Guriceel iyo Cadaado ee gobolka Galgaduud ee bartamaha Somalia, magaalada Muqdisho oo ah magaalo madaxda dalka, magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay, magaalada Xudur ee Bakool iyo magaalada Marka ee Sh/hoose iyo magaalooyin kale.

Dibadbaxyadan ballaaran ee maanta ka dhacay waqooyiga, koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ee lagu diidan yahay qorshaha Yahuuddu ku kala qaybinayso dadka Soomaaliyeed, ayaa kusoo beegmaya xilli dibadbaxyo ka dhan ah aqoonsiga maamulka Somaliland ka dhaceen gobolka Awdal oo ka mid ah gobollada uu gacanta ku hayo maamulkaasi, waxayna shacabka ku dhaqan Boorama sheegeen inay la dareen yihiin reer Falastiin.

Dhanka kale, maamulka Riddada ah ee Somaliland, ayaa lasoo wariyay in ay afduubteen wariye ka mid ahaa dadkii tabinayay bannaanbaxyada ka dhanka ah Yahuudda ee ka dhacay magaalada Boorama.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -10-07-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -11-07-1447-Hijri

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-02-1448-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -17-02-1448-Hijri

July 30, 2026
Shariif Sh Axmed Oo Sheegay In Mujaahidiintu La Wareegayaan Somalia Haddii Ay Baxaan Ciidanka AUSSOM.
  • Allposts
  • Warar

Shariif Sh Axmed Oo Sheegay In Mujaahidiintu La Wareegayaan Somalia Haddii Ay Baxaan Ciidanka AUSSOM.

July 30, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -16-02-1448 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -16-02-1448 Hijri.

July 30, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada