Channelka wararka ee Al-kataa’ib ayaa maanta baahiyay muuqaal cusub oo laba daqiiqo la daawan karo, kaas oo lagu soo bandhigay weerar culus oo ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta Al-shabab ku qaadeen isbaaro maleeshiyada Riddada ah u tiillay duleedka magaalada Baydhaba ee ee wilaayada Baay.