Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Warbaahin Ingiriis Ah Oo Soo Bandhigtay Ujeedooyinka Aqoonsiga Yahuudda Ee Somaliland.
  • Allposts
  • Warar

Warbaahin Ingiriis Ah Oo Soo Bandhigtay Ujeedooyinka Aqoonsiga Yahuudda Ee Somaliland.

January 1, 2026

Middle East Monitor oo ah warbaahin fadhigeedu yahay yahay dalka Ingiriiska, gaar ahaan London, ayaa baahisay maqaal looga hadlay ujeedooyinka uu maamulka Yahuuddu u aqoonsaday maamulka ashahaado-la-dirirka Somaliland.

Qormadu waxay ku doodaysaa in aqoonsiga Somaliland ee Yahuuddu uusan ahayn tallaabo diblomaasiyadeed oo caadi ah, balse uu yahay hub juqraafi-siyaasadeed oo si ula kac ah loogu adeegsanayo danaha istiraatiijiyadeed ee Sahaayinada.

Qoraalku wuxuu tilmaamayaa in Yahuuddu ay ka dhigeyso aqoonsiga dawladnimo loo adeegsanayo ganacsi siyaasadeed, iyadoo abaalmarin siinaysa goosashada marka ay u adeegto dano shisheeye, isla markaana iska indhatiraysa sharciyadda caalamiga ah marka ay carqalad noqoto.

Waxaa la adkeeyay in aqoonsigani yahay qayb ka mid ah istiraatiijiyad ballaaran oo Yahuuddu ku doonayso ballaarinta saameynta milatari iyo sirdoon, gaar ahaan Geeska Afrika, iyadoo doonaysa inay gacanta ku dhigto marin-biyoodka istiraatiijiga ah sida Gacanka Cadmeed, Baabal-Mandab, Badda Cas iyo Kanaalka Suweys, kuwaas oo muhiim u ah ganacsiga iyo amniga Yahuudda.

Waxa ay qormadu hoosta ka xariiqday, in Sahaayinadu ay u danaynayso adeegsiga dekedda iyo garoonka Berbera si ay ula socoto dhaq-dhaqaaqqa Baabal-Mandab iyo Badda Cas, una yareyso ku tiirsanaanta marinno kale, taas oo yeelan karta saameyn istiraatiiji ah oo ku saabsan Iran iyo colaadaha ka socda Yemen, gaar ahaan Xuutiyiinta.

Sidoo kale waxa la la tilmaamay, in aqoonsiga Yahuudda ee Somaliland uu muujinayo isku ekaansho gumeysi, maadaama Sahaayinadu ay aqoonsanayso maamul lagu tilmaamay mid ku dhashay qaab gumeysi, halka iyaduna taariikh ahaan ku dhisantahay qaybin gumeysi iyo barakicin dad asal ah. Sidaas darteed tallaabadan loo arko gumeysi aqoonsanaya gumeysi kale.

Ugu dambayn qormadu, waxay xustay in tallaabada Yahuuddu tahay mid kala-qaybin ah oo aan u adeegayn mustaqbalka Somaliland, halka go’aankani uu u adeegayo oo kaliya danaha istiraatiijiga ah ee Yahuudda, taasoo gobolka kusoo kordhin karta khilaaf iyo xasillooni-darro aad u xooggan.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Daawo Sheekh Aadan Sunne Oo Si Adag Kaga Hadlay Ictiraafka Yahuuda Ee Somaliland.
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -13-07-1447-Hijri

Related Stories

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.
  • Allposts
  • Warar

Kenya Oo Nairobi Kasoo Tarxiishay Wasiir Katirsan Kooxda Gurguurte Oo Boorsooyin Lacag Ah Watay.

July 28, 2026
Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-02-1448-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 14-02-1448-Hijri.

July 28, 2026
Weerar Askar Looga Dilay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.
  • Allposts
  • Warar

Weerar Askar Looga Dilay Maleeshiyada Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Jubbada Hoose.

July 28, 2026

Sawirro

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo: Jamciyadda Qur’aanka Kariimka Oo Qabatay Barnaamin Shahaadooyin Lagu Guddoonsiiyay Inka Badan 130 Xufaad Ah.

July 26, 2026
Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Khasaaraha Ka Dhashay Duqaymihii Maraykanku Ka Gaystay Farsooley.

July 6, 2026
Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqayn Diyaaradaha Maraykanku Ku Beegsadeen Shacabka Kurtun-waarrey.

June 16, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada