Howlgal ciidamo ka tirsan mujaahidiintu ka fuliyeen gudaha magaalada Baladweyne ayaa lagu dhaawacay askari murtad ah oo lagu magacaabo Shafgood, waxaana dhaawaca gaaray murtadkaasi lagu sheegay mid culus.
Dhanka Sh/hoose, faahfaahin ayaa laga helayaa howlgal qarax ah oo ciidamada mujaahidiintu la beegsadeen kolonyo ciidamo ah oo ka tirsan kuffaarta Afrikaanta, kuwaas oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka Numbar60, weerarkan waxaa saliibiyiinta Uganda looga dilay laba askari halka mid kalena looga dhaawacay.
Sidoo kale waxay ciidamada mujaahidiintu afaafka hore ee deegaanka Nambar60 qarax labaad kula eegteen ciidamo lug ah oo isugu jira Kuffaarta Yugaandha iyo maleeshiyaadka murtadiinta.
isla Sh/hoose, ciidamada mujaahidiintu waxay maanta oo Isniin ah kamiin u dhigeen maleeshiyaat murtadiin ah oo ku socdaalayay agagaarka deegaanka Nambar60, howlgalkaan waxaa lagu dilay laba murtad oo uu ku jiro sarkaal taliye unug ah oo lagu magacaabi jiray Maxamed Jilicow, halka saddex kalena lagu dhaawacay.
Howlgal kale oo qarax ah ayay ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen deegaanka Yaaq-bariweyne, kaasi oo lala eegtay fariisin ciidan oo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad ka tirsan Riddada, waxaana qaraxaasi ku dhintay 3 askari, halka 3 kalena ku dhaawacmeen.
Dhanka Gedo, waxay ciidamada mujaahidiintu qarax ka fuliyeen gudaha magaalada Baardheere, kaasi oo lala eegtay guri ay ku sugnaayeen maleeshiyo murtadiin ah, waxaana qaraxaasi ku dhintay askari murtad ah oo lagu magacaabi jiray Siyaad Dhiiglaawe, halka uu ku dhaawacmay askari kale oo lagu magacaabo Deeqoow.
Dhanka NFD, ciidamada mujaahidiintu waxay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamada Kuffaarta Kenya ee deegaanka Yunbis ee degmada Faafi ee gobolka Gaarissa ee ku hoosjira gumeysiga Kufaarta Kenya, waxaana lagu dilay weerarkan tooska ah laba askari oo Kenyan ah, halka shan kalena lagu dhaawacay, xerada la weeraray burbur xoog leh ayaa gaaray.