Howlgal qarax ah oo rag ka tirsan mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen gudaha magaalada Baladweyne ee wilaayada Hiiraan ee dhacda bartamaha dalka Soomaaliya, ayaa lala eegtay guri uu magaaladaasi ka daggan yahay sarkaal murtad ah.
Sarkaalka murtadka ah ee lagu weeraray Beledweyne ayaa magaciisa lagu sheegay Ibraahim Deefow, waxaana jira khasaare soo gaaray maleeshiyaad murtadiin ah oo ku sugnaa gurigaasi.
Dhanka Mandheera, waxay ciidamada mujaahidiintu weerar culus ku qaadeen xerada ciidamada kuffaarta Kenya ee deegaanka Dhamase ee hoostaga degmada Lafeey ee gobolka Mandheeera ee ku hoos jira gumeysiga Kuffaarta Kenya.
Weerarka ayaa Allah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, waxaana jirta khasaare ciidanka saliibiyiinta Kenya lagu gaarsiiyay howlgalkaas.