Howlgal qarax ah oo saacadihii lasoo dhaafay ciidamo ka tirsan Mujaahidiinta Al-shabaab ka fuliyeen gudaha magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Baay ayaa lala eegtay maleeshiyo murtadiin ah.
Qaraxa ayaa si gaar ah u beegsaday maleeshiyaadka murtadiinta ee NISA loogu yeero ee ashahaada la dirirka ah, xilliga la qarxinayay waxay ku jireen roondo, waxaana lasoo wariyay in uu jira khasaar e soo gaaray Riddada.
Dhanka Laamu oo ka mid ah dhulalka muslimiinta ee ay Kenya xoogga ku haysato, waxay ciidamada mujaahidiintu howlgal qarax ah oo culus ku burburiyeen xarunta shirkadda safaaricom ee magaalada Maangaay ee goboka Laamu.
Howlgalka qaraxa ah ee shirkadda Safaaricom lagu burburiyay ayaa u dhacay sidii loo qorsheeyay, shirkaddaan ayaana ah mid ay leedahay dowladda saliibiyadda Kenya.