Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • 35,000 Caruur Iyo Dad Waaweyn Ah Oo Ku Dhaga Beelay Dagaalka Qaza.
  • Allposts
  • Warar

35,000 Caruur Iyo Dad Waaweyn Ah Oo Ku Dhaga Beelay Dagaalka Qaza.

January 8, 2026

Warbixin uu daabacday wargeyska Faransiiska kasoo baxa ee Le Monde ayaa iftiimisay saameynta bini’aadantinimo ee aadka u daran ee dagaalka ka socda Qaza ku yeeshay dareenka maqalka ee dadka Filistiiniyiinta ah.

Sida lagu sheegay baaritaan ay samaysay hay’ad maxalli ah oo ka shaqaysa gudaha Qaza, ku dhowaad 35,000 oo carruur iyo dad waaweyn ah ayaa ka wax yeeloobay maqalka Labdii sano ee lasoo dhaafay, waxayna isugu jiraan kuwa si buuxda u dhaga belay iyo kuwa uu culusyahay maqalkooda.

Warbixinta ayaa tusaale u soo qaadatay sheekada gabadh da’aadeedu ay ka hooseyso 15-ka sano oo la yiraahdo Dana, taas oo maqalka lumisay kadib qarax gantaal oo ka dhacay meel u dhow goob ay jiiftay, Tan iyo maalintaas ayey warbixintu tiri waxaa si aad ah u adkaaday la tacaamulkeeda bulshada si gaar ahaaneed qoyskeeda, maadaama aysan jirin cid familkeeda kamid ah oo taqaan luqadda calaamadaha ee ay ku hadlaan dadka dhagaha beela, isla markaana aysan jiri adeegyo caafimaad oo buuxa ama qalabka dhagaha lagu xirto ee saacidi kara.

Waalidiinta Dana ayaa ku qasbanaaday in inantooda ay geeyaan xarunta caafimaadka ee loogu talagalay in lagu xanaaneeyo caruurta dhagaha ay waxyeelada kasoo gaarto, balse nasiib daro waxay yuhuuda kol hore burburiyeen xaruntii wayneyd waxayna xaruntu hadda ku shaqeysaa goob iska yar oo aysan u dhameystirneyn adeegyadeeda aas-aasiga ah.

Khubarada caafimaad ayaa u sheegeen qoyska Dana in xarigga dareemaha maqalka (auditory nerve) uu si xun u dhaawacmay, suuragalna tahay in gebi ahaanba uu dhintay sababo la xiriira xoogga gantaalka ku ag dhacay ee sameeyey qaraxa.

Wargeysku waxa uu kaloo xusay sheeko Iyana murugo xambaarsan oo ku dhacday Ayan Al-Qarra, waxaa goob aanan ka fogeyn teendho ay ku sugnaa ku dhacay gantaal xoogan kaasoo dhulka ku riday dushana kaga daadiyey bacaadka Qaza, Hooyadii Safa ayaa warfdiyeenka u sheegtay in ay heleen ilmohoodii oo dhulka ku aasmay kaliyana laga arkayo lugaha, in kasta oo uu ka badbaaday dhimashada haddana baaritaanno caafimaad oo lagu sameeyey waxay muujiyeen in maqalkiisu uu gebi ahaanba uu lumay.

Khubaradu waxay sheegeen in dhibaatada maqalka ee haysata caruurta iyo dadka waaweyn ee Qaza aysan kaliya ka dhalan marka uu qofka ku ag dhaco gantaal xoogan, balse sidoo kale uu ka dhasho hirarka dhawaaqa aadka u xooggan ee qaraxyada burburinada Qaza uga socda sida guud ee aanan kala joogsiga lahayn har iyo habeen, kuwaas oo sababa dhaawacyo aan inta badan la daaweyn karin.

Gunaanudkii warbixintu waxay xustay in shaqaalaha caafimaadka ay ka digayaan in nafaqo-xumada, ciriiriga xeryaha barakacayaasha iyo maqnaanshaha daryeelka aasaasiga ah ay kordhin karaan tirada carruurta ku dhalanaysa ama la kulmeysa naafonimo xagga maqalka ah.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -19-07-1447 Hijri.
Next: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -19-07-1447 Hijri.

Related Stories

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-11-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -04-11-1447-Hijri

April 20, 2026
Jabhadda TPLF Oo Maamul Iyada U Gooni Ah Ka Qalqaalsanaysa Gobolka Tigrey.
  • Allposts
  • Warar

Jabhadda TPLF Oo Maamul Iyada U Gooni Ah Ka Qalqaalsanaysa Gobolka Tigrey.

April 20, 2026
Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-11-1447 Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -03-11-1447 Hijri.

April 20, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada