
Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ee ka howlgala wilaayada Sh/hoose, waxay maanta oo Axad ah weerar xooggan oo kamiin ah u dhigeen maleeshiyo murtadiin ah oo ku socdaalayay inta u dhaxeysa deegaanada Buufow iyo Nambar60 ee wilaayadaasi Sh/hoose.
Ilo wareedyo xog-ogaal ah ayaa sheegay in weerarka jidgalka ah uu Allah fadligiis u dhacay sidii loo qorsheeyay, lama helin xog intaas ka baxsan oo ku saabsan khasaaraha weerarkan dhabbagalka kasoo gaaray maleeshiyada Riddada ee maanta lagu weeraray inta u dhaxaysa Buufow iyo No/60.
Dhanka kale, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafayu dagaal culus oo toos ah ku qaadeen saldhig ciidan oo kuffaarta Kenya ku leeyihiin deegaanka 50 ee hoostaga degmada Qorof Xaraar ee gobolka Wajeer ee ku hoos jira gumeysiga saliibiyiinta Kenya.