Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Maraykanka & Iiraan Oo Hanjabaado Kulul Hawada Isku Mariyey+xogihii U Dambeeyey.
  • Allposts
  • Warar

Maraykanka & Iiraan Oo Hanjabaado Kulul Hawada Isku Mariyey+xogihii U Dambeeyey.

January 12, 2026

Donald Trump ayaa sheegay in Maraykanku ka fiirsanayo tallaabooyin adag oo ka dhan ah Iran, xilli mudaharaadyo ballaaran oo ka dhan ah hoggaanka maamulka ay dalka ka socdaan. Wuxuu xusay in xulashooyin millateri ay miiska saaran yihiin.

Trump wuxuu sheegay in Iran wacday si looga wada-hadlo barnaamijkeeda nukliyeerka, kadib dagaal 12 maalmood socday bishii Juun oo ay Maraykanka iyo Yahuuddu duqeeyeen xarumaheeda nukliyeerka.

Nidaamkda Dahraan ayuu Donald Trump uga digay in Maraykanku weerari doono haddii ciidammada ammaanku rasaas ku furaan mudaharaadayaasha. Iyadoo xogihii u dambeeyey ee soo baxay ay sheegayaan in 490 qof oo mudaharaadeyaal ah iyo 48 ka tirsan ciidanka amniga la dilay, in ka badan 10,600 qofna xabsiyada loo taxaabay.

Trump iyo la-taliyayaashiisa sare ayaa lagu soo warramay inay ka dooddeen xulashooyin ay ka mid yihiin, weerarro militari, weerarro dhinaca Internet-ka ah, cunaqabatayn la ballaariyo, iyo taageero Onlayn ah oo loo fidiyo mucaaradka.

Afhayeenka Baarlamaanka Iran, Maxamed Baaqir ayaa wax uu ku tilmaamay khalad xisaabeed uga digay dawladda Maraykanka, isagoo ku gooddiyey in Sahaayinada iyo saldhigyada Maraykanku ay noqon doonaan bartilmaameed haddii Iran la weeraro.

Trump oo hanjabaadda Iiran ka jawaabaya ayaa yiri “Haddii ay sidaas sameeyaan, waan ku dhufan doonnaa heerar aysan waligood hore u arag oo xittaa aanay rumaysan doonin waxa ku dhacaya.

Isagoo hadalkiisa sii wata ayuu intaasi raaciyey “Waxaan haystaa xulashooyin aad u xoog badan. Markaa haddii ay tallaabadaas qaadaan, waxaa lagu wajihi doonaa awood aad iyo aad u xooggan.”

Xeel-dheerayaal u dhuun-daloola arrimahan ayaa sheegay in mudaharaadyadu aysan u badanayn inay xukunka ridaan, balse ay suuro-gal tahay inay si weyn u wiiqaan awoodda taliska.

Maamulka gumaysiga Yahuudda ayaa la sheegay inay ku jiraan heegan sare, maadaama oo laga baqayo jawaab-celin Iiraan ka bixiso faragelin ka timaadda dhinaca Maraykanka.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Halkan Ka Dhageyso Caalamulyowm -23-07-1447 Hijri.
Next: Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

Related Stories

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 18-12-1447-Hijri.
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhagayso Warka Subaxnimo 18-12-1447-Hijri.

June 4, 2026
Maleeshiyada Gurguurte Oo Gaari Gaashaaman Looga Gubay Dagaalka Muqdisho.
  • Allposts
  • Warar

Maleeshiyada Gurguurte Oo Gaari Gaashaaman Looga Gubay Dagaalka Muqdisho.

June 4, 2026
Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -18-12-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -18-12-1447-Hijri

June 3, 2026

Sawirro

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Magaalooyinka Salagle Iyo Xagar.

May 29, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Sh/dhexe, Galgaduud Iyo Mudug.

May 28, 2026
Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Maanta Looga Ciiday Wilaayaadka Gedo, Bakool Iyo Hiiraan.

May 28, 2026
Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Wilaayaadka J/dhexe, J/hoose, Sh/hoose Iyo Baay.

May 27, 2026
Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Dadkii Shacabka Ahaa Ee Lagu Duqeeyay Buqaqable.

May 25, 2026
Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirro Horudhac Ah Iyo Dagaalkii Saraakiiisha Lagu Dilay Gaadiidkana Lagu Qabsaday.

May 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada