Howlgal qarax ah oo ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen duleedka degmada Cadalee, ayaa lagu gubay gaari nooca xamuulka ah oo ay Zaad ku wateen maleeshiyaadka murtadiinta, waxaana inta la hubiyay ku dhaawacmay qaraxaasi 3 askari oo murtadiin ah.
Dhanka Gedo, waxay ciidamada Shabaabul Mujaahidiin howlgal ka fuliyeen duleedka degmada Baardheere, kaasi oo lagu beegsaday maleeshiyaad murtadiin ah, howlgalka waxaa lagu dilay hal askari oo murtad ah, halka mid kalena lagu dhaawacay, waxay sidoo kale mujaahidiintu soo qaniimeysteen qori Ak47 ah iyo booshkiisa.
Dhanka Banaadir, waxay ciidamada mujaahidiintu howlgal qarax ah la beegsadeen fariisin ciidan oo maleeshiyaadka murtadiinta ay kaga suganyihiin isgoyska Dayax ee degmada Kaxda, waxay sidoo kale mujaahidiintu howlgal kale oo qarax ah ku beegsadeen fariisinka murtadiinta ee agagaarka warshadsa Taraqa iyo Sigaarka ee degmada Dayniile.
Qaraxyadu waxay Allaah fadligiis u dhaceen sidii loo qorsheeyay, waxaana inta la hubo qaraxa ka dhacay degmada Dayniile ku dhaawacmay ilaa laba askari oo murtadiin ah, kuwaas oo mid ka mid ah dhaawiciisa lagu sheegay mid culus.
Dhanka Baay, waxay ciidamada mujaahidiintu saacadihii lasoo dhaafay dagaal culus oo toos ah ku qaadeen saldhigga ciidamada saliibiyiinta xabashida Itoobiya kaga suganyihiin deegaanka Awdiinle ee hoostaga magaalada Baydhaba, sidoo kale waxay ciidanka mujaahidiintu weerareen xeeada maleeshiyada Riddada ee Makuudo oo dhacda duleedka magaalada Baydhaba.
Isla Baay, waxay sidoo kale ciidamada mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen xerada ciidamada Xabashida Itoobiya ee degmada Diinsoor, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.