Isku soo baxyo ballaaran oo looga soo horjeedo faragelinta Yahuudda ee waqooyi galbeed Soomaaliya, ayaa waxay ka dhaceen degmada Ceel-cadde ee wilaayada islaamiga ah ee Gedo, halkaas oo ay isku soo baxeen dadweyne aad u fara badan oo ka careysan faragelinta gumeystaha Yahuudda.
Hoos Ka Daawo Sawirrada Dibadbaxa Ceel-cadde.



























