Ciidamada mujaahidiintu waxay fuliyeen howlgallo isugu jira qaraxyo iyo dagaallo toos ah, kuwaas oo siyaabo kala duwan loogu beegsaday maleeshiyaadka kooxda Riddada Soomaaliya iyo ciidamada kuffaarta Afrikaanta ee isku soo bahaystay la dagaallanka diinta islaamka iyo dadka muslimiinta.
Howlgalka koowaad oo ahaa mid qarax ah waxay maanta ciidamada mujaahidiintu ka fuliyeen duleedka degmada Cadale ee Sh/dhexe, kaasi oo lagu gubay gaari uu saaran yahay qori Zuug ah oo ay wateen maleeshiyaadka Riddada, waxaa sidoo kale howlgalkaasi ku dhintay 3 askari oo murtadiin ah, 2 kalana waa ay ku dhaawacmeen.
Sidoo kale, dagaallo culus oo u dhaxeeyay ciidamada mujaahidiinta iyo maleeshiyaadka murtadiinta ayaa waxay ka dhaceen duleedka degmada Cadalle ee Sh/dhexe, dagaallada ayaa Allaah fadligiis lagu jabiyey maleeshiyada Riddada waxaana ku dhaawacmay 6 askari oo murtadiin ah.
Dhanka Baay, waxay ciidamada mujaahidiintu weerareen isbaaro maleeshiyaadka murtadiinta ah u tiillay xaafadda suuqa xoolaha ee magaalada Baydhaba, waxaana howlgalkaas inta la hubiyay ku dhaawacmay hal askari oo murtad ah, waxay sidoo kale mujaahidiintu dagaal culus ku qaadeen xerada maleeshiyaadka murtadiinta ee Ceel-mashruuc ee degmada Qansaxdheere ee isla gobolka Baay.
Dhanka Sh/hoose, waxay ciidamada mujaahidiintu agagaarka deegaanka Numbar 60 howlgal culus oo qarax ah kula beegsadeen maleeshiyaadka murtadiinta, dhimashada murtadiinta ee howlgalkan waa laba askari, halka sidoo kale la gubay mooto ay la socdeen maleeshiyaadka Riddada ee la qarxiyay.
NFD, mujaahidiintu waxay ka fuliyeen howlgallo kala duwan waxaana ka mid ah weerar qarax ah oo mujaahidiintu ka dhacay Mandheera, kaasi lala eegtay ciidamo isugu jiray Kenyaati iyo Soomaali, ahna kuwa ilaaliya xadbeenaadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, waxaana qaraxaasi ku dhintay laba askari oo ah kuwa Kenyaatiga, halka askari uu soo gaaray dhaawac garaab ah.
Isla Mandheera, waxay ciidamada mujaahidiintu dagaal culus oo toos ah ku qaadeen xerada ciidamada saliibiyiinta Kenya ee deegaanka Cumar Jilicow ee hoostaga degmada Mandheera, waxaana inta dagaalku socday uu dab ka kacay teendho saliibiyiinta uga dhex dhisneyd xerada, waxaana jira askar saliibiyiin Kenyaan ah oo bakhti iyo dhaawac ku noqday dagaalkaas.
Gaarissa, waxay ciidamada mujaahidiintu qarax la beegsadeen ciidamo saliibiyiin Kenyan ah oo ku socdaalayay inta u dhaxaysa magaalooyinka Gaarissa Iyo Dhadhaaab ee gobolkaasi oo ku hoos jira gumeysiga dowladda saliibiyadda ah ee Kenya, waxaana qaraxaasi ku dhintay hal askari oo Kenyan ah halka lagu gubay gaari Langrisser ah.