Skip to content

Primary Menu
  • Allposts
  • Warar
  • Dhageysiga
  • Maqal & Muuqaal
  • Sawirro
  • Duruus
  • PODCASTS
  • DIIWAANKA GABAYADA
  • Home
  • Allposts
  • Suudaan…Dagaallo culus oo ka socda goobo istaraatiiji ah oo u dhow xadka Itoobiya.
  • Allposts
  • Warar

Suudaan…Dagaallo culus oo ka socda goobo istaraatiiji ah oo u dhow xadka Itoobiya.

January 25, 2026

Dagaallo xooggan ayaa ka qarxay dhowr jiho oo ka tirsan gobolka Niilka Buluugga oo dhaca koonfur-bari Suudaan, gaar ahaan dhulalka ku dhow xadka Itoobiya, sida ay xaqiijinayaan masaadir dhanka warbaahinta ah.

Ilo wareedyo maxalli ah oo ku sugan deegaanada koofur bari Suudaan ayaa sheegay in ciidamo wadajir ah oo ka kooban RSF iyo Xisbiga Dhaqdhaqaaqa Shacabka Waqooyiga ee uu hoggaamiyo nin lagu magacaabo Cabdulcasiis Al-Xilwu ay subaxnimadii maanta ee Axadda la wareegeen magaalooyinka Salk iyo Maklan, kaddib dagaal socday in ka badan 6 saacadood oo xiriir ah.

In ka badan toddobaad, ciidamada waxa loogu yeero Dhaqdhaqaaqa Shacabka iyo RSF ayaa waday weerarro ka dhan ah dhowr aag oo ka tirsan gobalka Niilka Buluugga.

Waxaa sidoo kale soo baxaya warar sheegaya in ciidamada dowladda ee Suudaan ay ciidamo dheeraad ah oo xoojin ah ay usoo direen gobalka.

Deegaannadan la sheegay inay la wareegeen maleyshiyaatka isuguyeeray xisbiga dhaqdhaqaaqa shacabka iyo RSF ayaa qiyaastii 90 kiiloomitir waxay u jiraan magaalada Damaaziin, taasoo iyaduna ku dhow ama 100 kiiloomitir xadka Itoobiya.

Aagga dagaalladu ka socdaan wuxuu ka dhigan yahay goobo istiraatiiji ah oo si toos ah looga ilaaliyo xarumo muhiim ah, gaar ahaan Biyo-xireenka Al-Ruseyris, oo ah mid aad muhiim ugu ah korontada iyo biyaha dalka Suudaan.

Sidoo kale, gobolka wuxuu leeyahay miisaan iyo mudnaan militari oo xoogan, maadaama uu isku xiro Suudaan, Itoobiya iyo Koonfurta Suudaan.

Cilmi-baare siyaasadeed oo lagu magacaabo Cammaar Najmudiin ayaa sheegay in marka la eego horumarka ciidan ee ka socda koonfurta Niilka Buluugga, Salk iyo Maklan ay noqdeen laba xarumood oo juqraafi ahaan go’aamiya jihada dagaalka.

In gacanta lagu dhigo labadan goobood ayuu ku sheegay in macnaheedu yahay in la xakameeyo waddooyinka isku xira Niilka Buluugga iyo gobolka Sannar.

Isagoo sii hadlaya hadlayay ayuu Najmudiin intaa ku daray in dabeecadda dhulka oo isugu jirta dhulbeereedk ballaaran, kaymo, iyo saameynta xilli-roobaadka ay yareyneyso waxtarka gaadiidka culus, waxayna tani hoorseed utahay in goobta dagaalka ay ubadasho mid daal-dheer ah, taasoo faa’iido u yeelaysa xoogagga sida ugu haboon ugu dhex milmay deegaanka, kuna dagaallama kharash hoose ayuu yiri.

Wuxuu sidoo kale xusay in qaybo badan oo koonfurta Niilka Buluugga ah ay yihiin goobo ay si adag u maamulaan xoogag maxalli ah, isla markaana kororka colaadda ee Salk iyo Maklan uu muujinayo walaac ay qabaan ciidamada dowladda oo ku aaddan soo ifbaxa isla eg cusub oo ka baxsan gacantooda.

About The Author

Calamada News

See author's posts

Continue Reading

Previous: Fagaare Ku Yaal Jilib Oo Lagu Toogtay Koox Jawaasiis Ah [Warbixin].
Next: Halkan Ka Dhageyso Faafreebka Wararka -07-08-1447-Hijri

Related Stories

Xog Laga Helay Halka Uu Isku Qarinayo Madaxweynaha Dalka Maali.
  • Allposts
  • Warar

Xog Laga Helay Halka Uu Isku Qarinayo Madaxweynaha Dalka Maali.

April 28, 2026
Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Dulqicdah-1447-Hijri
  • Allposts
  • Dhageysiga

Halkan Ka Dhageyso Warka Duhurnimo -11-Dulqicdah-1447-Hijri

April 28, 2026
Deni Oo Shaaciyay Go’aanka Maamulkiisa Kaddib 15-ka May.
  • Allposts
  • Warar

Deni Oo Shaaciyay Go’aanka Maamulkiisa Kaddib 15-ka May.

April 28, 2026

Sawirro

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Machadka Qurdhuba Ee Sh/hoose.

April 16, 2026
Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Xafladda Qalin-jebinta Qurdhuba Buq-aqable.

April 5, 2026
Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirada Maraykanka Oo Duqeeyay Shirkaddii Korontada Deegaanka Kuunya Baroow.

March 31, 2026
Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Si Ay U Ciideen Ciidamada Mujaahidiinta Nusratul Islaam.

March 24, 2026
Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Galgaduud, Hiiraan, Bakool, Baay Iyo Gedo.

March 21, 2026
Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Sida Looga Ciiday Wilaayaadka Jubbada Dhexe, Jubbada Hoose Iyo Sh/hoose.

March 20, 2026
Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.
  • Allposts
  • Sawirro

Daawo Alkataaib oo Faafisay Sawirrada Dagaalkii Duleedka Baarsanguuni.

February 10, 2026
Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Maraykanka Oo Duqayn Ku Dilay Maxaabistii Dagaal Ee Lagu Qabtay Kudhaa(Arag Sawirrada Maxaabiista).

January 22, 2026
Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Al-kataa’ib Oo Faafisay Sawirro Horleh Oo Ku Saabsan Weerarkii Lagu Xoreeyay Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weerarka Cagmarinta Ah Ee Mujaahidiintu Kula Wareegeen Jaziiradda Kudhaa.

January 21, 2026
Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Qaniimada Mujaahidiintu Kusoo Furteen Weeraradii Cagmarinta Ee Duleedka Warsheekh.

January 18, 2026
Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Weeraradii Cagta Lagu Mariyay Xeryaha Duleedka Warsheekh Iyo Maydadka Maleeshiyada La Laayay.

January 18, 2026
Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.
  • Allposts
  • Sawirro
  • Warar

Daawo Sawirrada Duqaymo Maraykanka Iyo Danab Ku Beegsadeen Xaafadaha Jammaame.

January 16, 2026

Diiwaanka Gabayada

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Gama’diid Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(10)

January 15, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Dalmar Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(9)

January 13, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Axmed Dheere Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(8)

January 12, 2026
Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)
  • Allposts
  • DIIWAANKA GABAYADA

Gabayo Silsilad Ah: Abwaan Samakaab Iyo Gabaygiisa Ku Wajahan Yahuudda Iyo Cidda Keentay.(7)

January 11, 2026
Copyright © All rights reserved by Calamada